Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Haweenka You are browsing entries tagged with “Haweenka”

Barnaamijka Amuuraha Haweenka: Drs Faadumo ” Soomaalida Iswidhen degen ayaan barnaa xuquuqda waalidiinta ay leeyihiin …” *Dhageyso*

Barnaamijka Amuuraha Haweynka oo noo daadihiso Ikraam Cali Kaar oo ka soo baxo idaacada Somaliweyn Gothenburg Sweden ayaan waxaan ku wareysanay Dr Faadumo Axmed Cismaan oo diyaarineysa PHD ee cilmiga caamifaadka ee Jaamaca Dalarna ee gobolada dhexe Sweden. Drs Faadumo iyadoo khadka taleefanka noogu warameysay ayaa waxaa ay degaankaasi ka bilowday in ay wacyi galiso […]

March 20th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dumarka Muqdisho oo qaati ka taagan nin aan loo jeedin oo dhibaato ku haya.. Halkan ka Daawo

Arin Mucjiso oo hablaha u gaar ah ayaa lagu arkay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Haweenka Xaafada Sii Sii ee degmada Yaaqshiid oo warbaahinta la iska arko ka soo muuqday ayaa sheegay in dhibaato iyo jirdil uu ku hayo nin aan loo jeedin ama aan la ogeen waxa uu yahay. Qaar kamid haweynka […]

March 5th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Barnaamijka Amuuraha Haweynka: Taariikhdii Dahabo Shidane oo ka tirsanaan jirtay wakaalada SONNA

Barnaamijka Amuuraha Haweynka oo todobaadle ah oo aan ku soo qaadaneyno doorka dumarka Soomaaliyeed ay kaga jirto horumarinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed, barnaamijkaasi oo inoo daadihin doonto wariye Ikraam ayey maanta waxay ku soo qaadaneysaa waraysi la xiriirka doorka ay dumarka soomaaliyeed ka soo qaateen dhanka saxaafada iyo dhawaan oo ay ay nagu soo food […]

March 5th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Haweeney lagu dilay Baydhabo iyo Ninkii dilay oo la qabtay

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in kooxo hubeesan xalay Xaafad katirsan magaaladaasi ku dileen Haweemey ganacsato aheed. Kooxaha hubeesan ayaa la sheegauy in ay dhoor xabadood ku dhufteen Haweeneydan ganacsatada aheed oo si weyn looga yaqaanay magaalada Baydhabo, waxaana kooxohii dilka geestay durba isku dayeen […]

March 2nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Yaa ilaalin kara sharafka gabdhaha Soomaaliyeed: Ma qabiil meel calan surtay mise qaran xoog badan ?

Inta aanan qormadeyda bilaabin aan marka hore canbaareeyo falkii fooshaxumaa ee ka dhacay deegaanka Galdogob ee gobolka Mudug, halkaasi oo kufsi aad looga naxay loogu geystay labo gabdhood oo Soomaaliyeed oo ka soo jeeda deegaankaasi qiimaha badan. Dhacdadani, ayaa soo jiidatay dareenka dadka Soomaalida ah, gaar ahaan inta ay xanuujineyso dhibaatada haysata dadka Soomaaliyeed. Waxaan […]

January 29th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaan Khadiijo oo noqotay haweeneydii ugu horeysay ee isku sharaxda Guddoomiye K/Xigeenka Baarlamaanka (Dhageyso)

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay tahay musharax u taagan xilka Guddoomiye K/xigeenka Golaha Baarlamaanka cusub. “Waxaan rajeynayaa in marka aan hortago Xildhibaanada Baarlamaanka iga aqbali doonaan musharaxnimadeyda Guddoomiye K/Xigeenka Baarlamaanka, anigoo karti iyo aqoon u leh” ayay tiri Xildhibaan Khadiijo Maxamed […]

January 3rd, 2017 | Posted in Dhageyso | Read More »

Dalka Kuweyd oo lagu xukumay haweeney Filipiin u dhalatay oo dhaxda nin Soomaali ah (Faahfaahdin)

Maxkamad ku taala dalka Kuweyd ayaa xukun ku riday haweeney lagu magacaabo Livani Azvilo Pescaeda oo u dhalatay dalka Filipiin, sida uu qoray Wargeyska Al-ra’yi ee dalkaasi ka soo baxa. Haweeneydaan oo muddo laba bil kahor ka tagtay dalka Sacuudiga ayaa u sheegtay baarayaal ka tirsan Dowladda Kuweyd inay u dhaxdo nin Soomaali ah oo […]

December 27th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ilhan Cumar iyo seygeeda oo Muqdisho soo gaaray kulana la qaatay Madaxweyne Xasan

Ilhan Cumar oo ku guuleysatay doorashadii ka dhacday dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Mineapolis ee gobolka Minnesota oo uu la socdo seygeeda ayaa Muqdisho ka soo degay iyagoona kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia oo lagu soo dhoweeyay Ilhan Cumar ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu ugu hambalyeeyay […]

December 21st, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Faaduma Dayib: “Uma tartamayo Madaxweynaha, waxaana ka argagaxay heerka uu gaarsiisan yahay musuqmaasuqa”

Faaduma Qaasim Dayib oo ka mid ahayd musharaxiinta xilka Madaxweynaha Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay isaga hartay tartankaasi, waxayna sheegtay in go’aankeeda ay u soo daliishatay arrimo dhowr ah oo ku saabsan hannaanka geedi socodka doorashooyinka ee loogu tartamayo labada aqal. Haweeneydaan oo wareysi dhinacyo badan siisay wargeyska Washington […]

December 1st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Gabar Soomaali Mareykan ah oo markii ugu horeysay ka qeyb galeysa tartanka quruxda haweenka

Gobolka Minnesota ee wadanka Mareykanka waxaa ka dhacaya tartanka sanadlaha ah ee quruxda haweenka, waxaana markii ugu horeysay ka qeyb gelaya gabar Soomaaliyeed oo gobolkaasi degan. Muuqaallo ka tarjumaya nolosha Gabadha Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Xaliimo Aadan ayaa la soo dhigay baraha bulshada ku xiriirto, iyadoo ka qeyb galeysa kulamada jaaliyadaha Soomaalida degan magaalooyinka gobolka […]

November 27th, 2016 | Posted in Latest Video,shaqsiga sanadka | Read More »

Haweeneydii Guddoomiyaha ka ahayd Deg.Waabari oo Xilkii laga qaaday (Akhriso wareegtooyinka)

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyaha degmada Waabari Xaawo-kiin Maxamuud Cali,waxaana lagu badalay Xuseen Axmed Culusow. Halkaan Hoose ka Akhriso Wareegtada Xilka qaadista iyo Magacaabista Guddoomiyaha cusub: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa horay u sheegay in aan Xilka Qofna laga qaadi karin inta lagu guda jiro Waqtiga kala guurka. Halkaan ka […]

November 20th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Haweeney musharax ah oo u hanjabtay Agaasimaha Madaxtooyada (Wakhri warqadda guddiga GHFG)

Aqoonyahanad u sharxan xilka Aqalka Hoose ee Barlamaanka oo uu u hanjabay Agaasime-xigeenka Madaxtooyadda Somalia. Musharax Fawsiya Xasan Abuukar oo ah Aqoonyahand ka soo qalin jebisay Jamaacad ku taalla dalka Britain (UK) ayaa sheegtay inuu u hanjabay Ku-xigeenka Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Saadaq Macallim C/kariim. Musharax Fawsiya oo u taagan Kursiga Jufada Cali Gaaf ee Beesha […]

November 11th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Haweeneydii ugu hooreysay Ciidanka Booliska oo gaartay darajada Gaashanle sarre (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed shiikh xasan xaamud ayaa u xiray maanta dallacaada haweeney kamid ah saraakiisha boliiska soomaaliyeed oo noqotay haweeneydii ugu horeysay marka loo eego ciidanka boliiska haweenka kujira ee abid gaarta darajada Gaashanle sarre. Faadumo xasan Maxamed ( Neero ) oo ah madaxa hogaanka is dhaxgalka bulshada iyo boliiska , faadumo […]

October 26th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Gabar Soomaali ah oo London lagu guddoonsiiyay abaal marinta MBE

Gabar Soomaali ah ayaa billad caalami ah lagu guddoonsiiyay magaalada London, kaddib markii munaasabad ballaaran lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada UK. Billadaan oo ay bixiso Boqorada dalka Ingiriiska ayaa la sheegayaa in gabar lagu magacaabo Ayaan uu guddoonsiiyay Wasiirka Britain u qaabilsan qaaradaha Afrika iyo Bariga dhexe Tobias Ellwood, waxaana ka soo qeyb […]

October 26th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Wararka | Read More »

Muna Axlaa “Diidmada Kor Joogtada Bulshada Rayidka waxaan u arkaa mid lagu Maja xaabinayo Hanaanka Doorashada”

Si loo ambaqaado iney wax walba kala cadaadaan oo ay Doorashada soo socotaahi u noqoto mid lagu kalsoon yahay oo ay qadariyaan Beesha caalamka iyo Bulshada Rayidka Soomaliyeed ayaa Guddiga doorashadu waxay dhawaan Hortaageen KorJoogto Bulshadda Raidka kuwaa oo loo tababarey in ay Kor Joogto ka noqdaan Doorashada 2016 . hadaba si aan wax badan […]

October 24th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Kulan looga hadlayey sidii Haweenka u heli lahaayeen Koontadooda oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro

Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Kulan Balaaran oo looga hadlayey sidii ay Haweenka u heli lahaayeen koontadooda ee Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose , waxaana Kulankaan ka qayb galey ururada Haweenka , Bulshadda rayidka , Haweenka Qaranka iyo Marti Sharaf kale. Kulankaan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Somali Youth Developments Network […]

October 24th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

1400 oo sano ka hor, yaa Diinta Islaamku siisay gabdhaha Muslimiinta xaqooda bulsho.

Nin walba oo weyn waxaa dhinicisa joogta haweenay qiimo weyn leh. (Beside every great man there’s a great woman. She is beside him. She is with him. Not behind him.) يَـٰٓأَيُّہَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقۡنَـٰكُم مِّن ذَكَرٍ۬ وَأُنثَىٰ وَجَعَلۡنَـٰكُمۡ شُعُوبً۬ا وَقَبَآٮِٕلَ لِتَعَارَفُوٓاْ‌ۚ إِنَّ أَڪۡرَمَكُمۡ عِندَ ٱللَّهِ أَتۡقَٮٰكُمۡ‌ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ۬ (١٣) Dadow waxaan idinka abuurray […]

October 10th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Jawaahir Baarqab: “Marna ka tanaasulimeyno qoondada Haweenka” DOOD XIISO LEH

Dood aan waxba la iskula harin ayaa dhex martay saddex xubnood oo ka tirsan Culumaa’udiinka, Ururrada bulshada Rayidka ah iyo Haweenkas barnaamij ay soo qabanqaabisay idaacadda VOA-da. Arrimaha ugu waaweyn ee la iskula jeex jeexay waxaa ka mid ahaa: in haweenku ay ka qeyb qaataan arrimaha siyaasadda, waxaana arrintaasi oo uu si weyn uga soo […]

October 8th, 2016 | Posted in Dhageyso | Read More »

Akadeemiyo goboleedka Af-Soomaaliga oo Muqdisho tababar ugu qabtay gabdhaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Tababbar ku saabsan turxaan-bixinta iyo tayaynta Af-Soomaaliga loo adeegsado warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo-Goboleedka AfSoomaaliga oo kaashanaya Ururuka Haweenka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadii furitaanka tababbarkaasi ayaa waxa ka soo qeyb galay madax ka kala socotay Dawladda Federaalka, Maamulka G/Banaadir iyo masuuliyiinta Akadeemiyo-Goboleedka Af -Soomaaliga, in […]

October 6th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Odayaasha Baladweyne oo dalab culus hor dhigay haweeney musharax Xildhibaan ah

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta lagu soo dhoweeyay markii ugu horeysay Haweeney musharax Xildhibaan ee Baarlamaanka cusub, iyadoo qado sharaf u sameysay dhammaanba dadkii ka qeyb galay soo dhoweynteeda. Faaduma Khaliif Guuleed oo ah musharax u taagan Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ayaa waxaa halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay waxgaradka iyo odayaasha gobolka […]

October 4th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Maymuun Cali Nuur Gayfane Reer Puntland Ma Mareykan ayay Maciin Bideen? Dhageyso

Maymuun Cali Nuur Gayfane Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Mudug ee Galmudug aya Si Kulul uga Hadashay Sababta Ciidanka Mareynkan ay Xog Sirdoon uga Qaateen Dad ay ku sheegtay in Waligood ay ahayeen Dad Jecel Kumaysiga Waxana ay shegtay in Falkii lagula Kacay Cidanka Galmudug ay Ku Beertay Argagax Shacabka Gaalkacyo Labada dhinac taa oo ay […]

October 3rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo isaga baxday howlaha Saxaafadda iyo mihnadda Warbaahinta

Saxafiyadda Caanka ah ee aadka loogu jecel yahay Barnaamijyada madadaalada iyo fanka iyo suugaanta Nimco Samriye ayaa ka soo yeedhay hadal anay jeclaysan taageerayaasheeda jeclaa iyo Bahda fanka somaliyeed gaar ahaan somaliland oo ay degantahay.Nimco Samriye ayaa ku dhawaaqday in ay ka fadhiisatay dhinacii Mihnada saxaafadda ee ay muddada dheer ka soo shaqaynaysay ee ay […]

April 24th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj