Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Nasashada Somaliweyn You are browsing entries tagged with “Nasashada Somaliweyn”

DAAWO : Maxaad Ka Taqaanaa Heesta ay Musharixiinta Somalia 2016 Ugu Jecelyihiin ? (VIDEO)

MADAXTOOYA DAASAAN CAASHAQAYEEE | Heesta Musharixiinta SOMALIA 2016 HD | Mustafa Sh. Cilmi Waa Heesta ay Musharixiinta Maanta ugu Daawashada ama Dhagaysiga badan yihiin #ILAAHAY_Amarkiis Hadaan Sugi laa Kiyuuga ~ Kun Nin baa Jeclaatoo ~ Kaltanku waygu dheer yahaye Kursigaas Villa Somalia yaalaan caashaqayee Madaxweyne kol u dhaha lee anaa shaqadiina aqaano miyaa sheekada DAAWO […]

September 26th, 2016 | Posted in fanka,Latest Video,Wararka | Read More »

‘BAADOW’ Ilkacase oo soo saaray hees uu ku dulmaray degaanada Soomaalida

Fannaanka Soomaaliyeed ee caanka ku ah heesaha Raabka ayaa soo saaray hees cusub oo xambaarsan murti uu ku dul maray degaanada dalka isla markaana lagu magacaabo “Baadow” taasi oo marka aad dhageysato cashar buuxa u noqoneysa da’ yarta, bacdamaa uu ku soo qaatay dhulka iyo gobolada. Fannaanka Ilkacase Qeys oo horay u soo saaray heeso […]

September 26th, 2016 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Majaajiladii Oday Cabdulle iyo Marisa Karboone (Qeybta 3aad)

Riwaayadda Dr. Qooto Qooto qeybtaan oo xiiso gaar ah leh ayaa waxaa dood culus dhex martay majaajiliistaha caanka ah ee Oday Cabdulle iyo Marisa Karboone oo riwaayadda ku jilaya lamaane is qaba, waxaana dhex martay doodaan:-

September 1st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo Ka Yaabsaday Reer Baydhabo Ka Dib Markii uu Qaaday Hees Maay Maay Ah*Daawo*

Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Nimcaan Hilaac ayaa Hees Maay Ah ka qaaday Xalay Goob Xaflad ay ka socotay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Nimcaan Hilaac ayaa ka yaabsaday shacabkii Reer Koonfur Galbeed ee ku suganaa xarunta Munaasabada ay ka socotay.

August 26th, 2016 | Posted in fanka,Latest Video | Read More »

CAWALE AADAN: “Ubaxa Doolo adaan dumarka kaa soocday”

Cawaale Aadan oo ka mid ah fanniinta da’ yarta ah ayaa soo saaray hees cusub oo miyuusigga iyo laxanka la isla helay, isla markaana tixdaan ay tahay mid si weyn u soo jiidaneysa jacaylka iyo qiimaha uu leeyahay. Fannaanka Cawaale Aadan oo horay u qaaday heeso fara badan ayaa dhowaan ka qeyb galay bandhig tartan […]

August 13th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Cabdi Maaxi Munye oo dhulka ku jiiday qurbajoogta ‘Qooto qooto’

Fannaanka Cabdi Maaxi Munye ayaa soo saaray hees sida gantaalaha oo kale ugu socota qurbajoogta Soomaalida ee iyagu doonaya inay beenbeen ku helaan min maamul dowlo ilaa iyo shukaansiga gabadha. Heestaan oo la saaray laxanka ay caanka ku yihiin heesaha Xamariga ah ayaa lagu magacaabaa “Qooto Qooto” ayaa waxaa la jiibinaya koox haween ah, iyadoo […]

July 9th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Dayax Dalnuurshe: “Hadaan xamareey ku maro miyaanba kaa xiisayaa” Video

Magaalada kuala lumpur ee caasimada dalka Malesia waxaa lagu qabtay show loogu dabaal degayay munaasabadda Ciidda, waxaana gebi ahaanba masraxa ruxay fannaanka da’da yar ee dhowaan ka tegay magaalada Muqdisho Dayax Dalnuurshe. Boqolaal Soomaalida dalka Malesia degan ayaa ka soo qeyb galay showga oo fannaanka Dayax Dalnuurshe ka qaaday heeso dhuuxa iyo lafaha dhaqaajiyay ka […]

July 7th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Maxamed BK oo Hargeysa ka dhigay showgii uu ku waayay xubinimada kooxda Xiddigaha ‘Luuleey ruux gobaa tahay’ (Daawo Video)

Magaalada Hargeysa waxaa ka dhacay show ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen dhallinyaro rag iyo dumar isugu jira, kuwaasi oo iyagu si weyn u daneynayay wacdaraha iyo suugaanta uu halkaasi ku soo bandhigayo fannaanka Maxamed Saciid Cabdi (BK). Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa mid ka mid ah heesaha uu halkaasi ka qaaday oo lagu […]

May 22nd, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Raaxo Shariif: “Adigaa talo xumo sameyee Tagtaye horta yaa ku tebay?!” (Waxbaa ka dhacay)

In ka badan boqol ruux ayaa mar kaliya u riyaaqay ereyada hallaasiga ah ee ka soo burqanayay Fannaanada Raaxo Shariif, kaddib markii ay gilgishay masraxa iyadoo garbaheeda ay taagnaayeen rag iyo haween si weyn ula dhacay murtida xambaarsan minno sheegashada ay ku luqeyneysay fannaanada. Micnaha ujeedada heesta magaceedu yahay “Tagtaye horta yaa ku tebay?” ayaa […]

May 15th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

HASSAN ADAN SAMATAR Iyo Heesta Ismaciil Ma Ciilow ee Caleema Saarkii Djibouti 2016

Jimco Wanaagsan dhammaan akhristayaasheena qiimiga iyo qadarinta inaga mudanow maanta maadaama ay tahay maalinimo Jimco ah waxaynu idiin ciyaaraynaa Heestii Ugu Dambaysay ee The Legend XASAN AADAN SAMATAR iyo Caleemo Saarkii Djibouti 2016 Waligay Fanaan aan u dhigo ma arkin halyeyga Fanka Soomaaliyeed  ILA FIIRSO C/risaaq Indhajaceyl    

May 13th, 2016 | Posted in fanka,Latest Video,Wararka | Read More »

ILA FIIRSO : Fanaanka Weyn ee Cabdi Baadil Oo Gabre Hees Kulul Ku Canaantay !

Dhammaan Umadda Soomaaliyeed, anigoo ah Cabdi Baadil Ibraahim waxaa igu kalifay inaan maanta baraha bulshada ka hadlo waa maxay ? Dhibaatada ka taagan SOMALIA ! 1 – Dhibka waxaa na baday waa Qabiil. 2 – Itoobiya oo dhibaato xun nagu haysa (dalkayaga ayey doonaysaa inay kala googooyso) Heestaan ayaan ugu talagalay guubaabada Shacabka Soomaaliyeed oo […]

May 5th, 2016 | Posted in fanka,Latest Video | Read More »

Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye “Heestan Ila Naaxi Caashaqa…” Jaceelkii Midoobay

Heestan Ila Naaxi Caashaqa Waxaa qaaday Farxiyo Fiska, waxeyna ku saabsan tahay Guurkooda labaad ee faanka Bashiir Hanuuniye. Bashiirow heeeeeeeee….. Nacab xaasida jira Jecel nabaradeena Neceb wadajirkeena *Markey intaas mareyso Heesta waxaa gadaal u fiiriyey My Ex xaaladeeda iyo Xarfaanta iiga danbeysa oo Ismail Haji Shakeeti ku jiro waxa kala haysta…. *markaas baan ugu jawaabey […]

May 5th, 2016 | Posted in Latest Video,Wararka | Read More »

Hees Cusub oo ay sameeyeen Kooxda Xidigaha Geeska oo la yidhaahdo IGADAA QABIIL

Kooxda Xidigaha Geeska ee ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa soo saaray Hees aad usoo jiidatay indhaha Shacabka Somaliyeed taasi oo loo bixiyay Igadaa Qabiil, heestan cusub waxa sameeyay abwaanka caanka ah ee Xasan Dhuxul laabsaalax kaasi oo fadhigiisu yahay Hargeysa   Jamaal Ibrahim Maxamed Somaliweyn Media Center Hargeysa Mustaqbal7@gmail.com

May 4th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

VIDEO: Rihaanadii Soomaaliya oo soo saartay hees murti xambaarsan (Naqshadda ku cusub fanka)

Rihaanadii Soomaaliya gabadha lagu magacaabo Xaliimo Gobaad ayaa soo saartay hees cusub oo si aan caadi ahayn looga shaqeeyay farsamadeeda iyo naqshadda ku cusub fanka Soomaaliyeed ayaa noqotay heesta toddobaadka ugu sidata murtida, maansada iyo miyuusigga dhuuxa iyo lafaha ku dhalaalinaya. Xaliimo Gobaad iyo heesteeda cusub halkaan ka daawo:-

May 4th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

SAHRA KIIN: “Nolosha cusub iga fogee, anigaa cadceed dahar moodaye” + Video

Haddii horay loo yiri “Wixii cusub caalamkaa jecel” iyo ereyo kale oo lagu ammaanayo wax kasta oo cusub, waxaa diidan arrintaasi gabadhaan da’da yar oo iyaduna leh “Nolosha cusub iga fogee”, waa yaab tolow maxay ku qoonsatay inay iska fogeyso nolosha cusub?. Fannaanadda da’da yar ee lagu magacaabo Sahra Kiin ayaa soo saartay hees cusub […]

April 26th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Nasashada Somaliweyn iyo Heesta maanta waa Hees Wadani Sidii Cali Wiinkey:- Daawo

Nasashada Somaliweyn iyo Heesta maanta waa Hees Wadani Sidii Cali Wiinkey:- Daawo

April 23rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

XAWO DEGAN: “Dulli aan dareen qaran laheen, dalkiisuu dal kale uga yahay dullaal”

Kooxda Xiddigaha Muqdisho ayaa farriin kulul u dirtay madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaalida kuna tilmaamay inay yihiin kuwo dalkooda ka iibsanaya dalal shisheeye, waxayna si toos u abaareen dhaqamada ay leeyihiin qaar ka mid ah madaxda dalka iyo siyaasiyiinta ee ku saabsan u adeegidda danaha dalalka shisheeye. Fannaanada Xaawo Degan oo ay barbarkeeda taagan yihiin qaar […]

April 15th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Daawo Hees Cusub oo Soo Jiidatay Indhaha Dadka Somaliyed iyo Midhaheeda oo la Fahmi Waayay

Daawo Heesta Cusub Ee  Milicsi Ereyadii Abwaanka Qarniga Abwaan Cabdikariim Ahmed Cabdi(Cabdi Caarre ) Laxankii Cabdi Hani Xaashii Musigii Ilyaas Idiris Jamaal Ibrahim Maxamed Somaliweyn Media Center, Hargeysa mustaqbal7@gmail.com

April 6th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ilka Case Qeys: “Waraabow wadaniga u banneey waqtigaagi wuu dhammaaday”

Boqorka heesaha Raabka Soomaaliya Fannaanka lagu magacaabo Ilka Case Qays ayaa soo saaray hees cusub oo uu ku daba dhigtay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku tilmaamay inuu yahay dembiile ay tahay inuu is hor geeyo maxkamadda dembiyada caalamiga ah. Fannaanka Ilka Case oo ka mid ah qurba joogta Soomaalida ayaa ka mid […]

February 29th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

YURUB GENYO: “Hadaan sii ogahay Hargeysaba kama tageen” (Daawo Video)

Fannaanada lagu magacaabo Yurub Maxamed Cabdi Geenyo (Yurub Geenyo) ayaa gilgishay magaalada Hargeysa, kaddib markii ay ka dhawaajisay ereyo xambaarsan maanso dhuuxa iyo lafaha dhaqaajisay dadkii daawanayay. Heesta oo lagu magacaabo “Hargeysaba kama tageen” ayaa Fannaanada Yurub Geenyo waxaa barbarkeeda taagan qaar ka mid ah kooxda Xiddigaha Geeska Afrika sida C/raxmaan Oday, Maxamed BK iyo […]

February 18th, 2016 | Posted in fanka,Latest Video | Read More »

AXMED WEEROW: “Midaan kugu mataalo Ama kula meel dhigo Ma’arag mana maqal”

Da’yarta maanta ee laga daba dhacay murtidooda iyo hal-abuurkooda aan guuriska ahayn waa wiilka fannaanka ah ee lagu magacaabo Maxamed Weerow ayaa farriin u diray gabadhii uu jeclaa oo “Muna” lagu magacaabo. Wuxuu yiri: “Min Xarafka Maansada adigaa muteystoo, muunaay malabkii shinida, macaankii nolosha, mudantii haweenkaay” waa murti loo dhameeyay dumarka kuwooda ugu wanaagsan. Heestaan […]

January 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

GUURKA LAMAANAHA: “Goobaha dalxiiskaan ku geyn si aad u gama’daaye”

Yaa salaam, hadal waa intuu abwaan ka yiriye, lamaanaha caasha wadaagee u dabaaldegaya guushii ay ka soo hooyeen himiladooda oo ah guur aayatiinkiisa loo aayo, waxaana dhowaan la soo saaray murti arrimahaasi kala dhig dhigeysa, isla markaana gooyaha loo culay markii ay dhashay hashoodii. Murtidaan oo ciwaankeedu yahay “GUUR” ayaa wadajir u qaadanaya fannaaniinta da’da […]

December 23rd, 2015 | Posted in Latest Video | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”