Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Xulka Wararka You are browsing entries tagged with “Xulka Wararka”

Faarax Cabdulqaadir oo Baarlamaanka ka jeediyay khudbad ka yaabisay Xildhibaanada

Fadhiga Golaha Baarlamaanka maanta oo khudbado kala duwan ay ka jeediyeen musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoomiyaha Golahaasi, ayaa waxaa ka mid ahaa musharax Xildhibaan Faarax Cabdulqaadir oo isagu halkaasi ka jeediyay khudbad ka yaabisay mudanayaashii dhageysanayay. Musharax Faarax ayaa ugu horeyntiiba waxa uu khudbadiisa uga hadlay markii uu caloosha hooyadii ka soo baxay oo uu […]

January 8th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay guddoon KMG ah (Wakhriso)

Xarunta Booliska Jan. Kaahiye waxaa goor dhow lagu soo gabagabeeyay kulankii ugu horeeyay ee ay yeeshaan xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya, iyagoona ay ka qeyb galeen inta badan Mudanayaasha labada aqal ee uu ka kooban yahay. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa mudanayaasha ka soo jeeda beelaha Waqooyi ayaa ku guuleystay inuu noqdo […]

December 27th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Mid ka mid ah ganacsatada ugu magaca dheer Soomaaliya oo isku sharxay xilka Madaxweynaha

Waxaa sii kodharaya tirada musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Xukuumadda cusub, iyadoo iminka gabagabo mareyso doorashooyinka dadban ee lagu soo dhisayo labada aqal ee ay ka kooban tahay. Xildhibaan C/llaahi Cali Axmed (Caddow Cali Gees) oo ka mid ah ganacsatada ugu magaca dheer dalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu yahay musharax u […]

December 25th, 2016 | Posted in sawirro | Read More »

Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Suna oo si diiran loogu soo dhoweeyay Guriceel (Daawo)

Magaalada Guriceel oo ka tirsan degmada Galgaduud waxaa si diiran loogu soo dhoweeyay markii ugu horeysay hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunaha gobolada dhexe Soomaaliya, halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen madaxda maamulka gobolada dhexe, ururrada bulshada iyo saraakiisha ciidamada. Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Macallim Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa salaan sharaf ka guddoomay ciidamada, […]

December 22nd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Beesha caalamka taageera Soomaaliya oo war culus ka soo saaray shirka Muqdisho uga socda madaxda madasha

Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay si dhow ula socdeen howsha Guddiga Madaxa banaan ee Xalinta Khilaafaadka, iyo toosh ku iftiiminta wararka la xariira in wax isdaba marin qatar ah oo dhacdey intii lagu guda jirey hanaanka doorashada, sida iyadoo la sameeyey musuqmaasuq, Cabsi galin, Afduub, iyo iyadoo lagu tagri-faley ergada lasoo qorey laguna guul dareystey […]

December 21st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo isku soo baxii ugu weynaa ee Muqdisho ka dhacay oo lagu soo dhoweynayo Musharax Farmaajo

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay isku soo bixi ugu ballaarnaa ee lagu soo dhoweynayay Maxamed C/llaahi Farmaajo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG ahayd, kaddib markii kumanaan dadweyne ay ka qeyb qaateen soo dhoweyntiisa isla markaana socod dheer ku maray waddooyinka waaweyn. Dadweynaha oo isugu jira kuwo danyar ah, ciidamada Dowladda, haween dhallinyaro iyo […]

December 20th, 2016 | Posted in Latest Video | Read More »

Guddiga doorashooyinka oo hakiyay doorashada Muqdisho “Natiijada jufooyinka Cidagale ma aqoonsan doono” (Daawo)

Guddiga doorashooyinka dadban ayaa soo saaray qoraal cusub oo uu ku hakinayo doorashooyinkii ka socday magaalada Muqdisho, isagoona si cad u sheegay in natiijada ka soo baxday doorashadii horay u dhacday uusan aqoonsan doonin. Qoraal ka soo baxay guddiga doorashada dadban ayaa lagu sheegay in habraaca hannaanka ay ku soo baxeen xildhibaano ka tirsan laba […]

December 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Maxay tahay shuruudaha looga baahan yahay musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya?

Musharaxiinta xilka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa lagu xiray shuruudo dhowr ah oo qofka tartamaya laga doonayo, waxaana shuruudahaas qaarkood ay ku xiran yihiin Baarlamaanka cusub. Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa qoraal lagu baahiyay bartiisa Twitter-ka waxaa lagu sheegay in doorashada Madaxweynaha cusub ay noqoneyso mid qarsoodi ah. Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha […]

December 13th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

DEGDEG: Shirkadda Favori oo shaqo joojin ka sameysay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde (Waa maxay sababta?)

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Airport magaalada Muqdisho ayaa hakad ku jirta, kaddib markii ay isku dhaceen shirkadaha ka howlgala iyo maamulka. Wararka ayaa sheegaya in gadoodka Shirkadda gacanta ku heysa howlaha duulimaadyada ay lacago ku soo rogtay dhoofayaasha garoonkaasi, iyadoo la sheegayaa in shirkadaha duulimaadyada ka shaqeeya ay arrintaasi ka biyo […]

December 8th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

DEGDEG: Ciidamada Puntland oo qabsaday magaalada Qandala

Kaddib muddo toddobaad ka badan oo magaalada Qandala ay gacanta ku hayeen maleeshiyo taabacsan kooxda Daacish waxaa maanta si buuxda ula wareegay ciidamada maamulka Puntland. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay ku qabsadeen si nabad ah, waxayna saraakiisha hoggaamineysa weerarka ka dhanka ah maleeshiyada kooxda la baxday khilaafada Islaamka. Magaala […]

December 7th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Jabuuti oo ciidamo magac cusub leh u soo direysa Soomaaliya

Dalka Jabuuti oo ka mid ah dowladaha ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya ee ka mid ah howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inay ciidamo dheeraad ah soo direyso kuwaasi oo wata magac cusub. Ciidamadaan oo ah guuto cusub ayaa lagu magacaabaa Hiil4, kuwaasi oo ka qeyb qaadanaya nabad ku […]

December 6th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Rasaas laga maqlayo xerada Xalane oo isku bedeshay cir toogte

Labadii toddobaad ee la soo dhaafay waxaa xerada Xalane laga maqlayay rasaas teel teel ah, isla markaana aad moodo in halkaasi lagu tijaabinayo qoryo iib ah sida suuqa cir toogte oo kale. Mid ka mid ah dadka degan agagaarka xerada Xalane ayaa ii sheegay in ciidamada Uganda ay halkaasi ku qaadanayaan carbis Milateri, iyagoona rasaasta […]

December 3rd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dagaal ku wajahan Daacish-ta Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya degaanka Isku shuban oo ka tirsan gobolada uu ka taliyo maamulka Puntland ayaa waxaa ka jirta cabsi xoogan, kaddib markii ay halkaasi gaareen ciidamo aad u hubeysan oo fara badan. Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 1500-Askari ayaa la sheegayaa inay yihiin kuwa la dagaalama kooxaha argagixisada ah ku dhowaaday degaanka Isku […]

December 2nd, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda DFS

Shirkadda gaarka ah loo leeyahay ee ka shaqeysa howlaha ceymiska ayaa la kulmeysa mucaaradii ugu xooganeyd, kaddib markii muddo 24-saac ah gilgishay xaaladda magaalada Muqdisho isla markaana dadka shacabka rayidka ah gelisay inay cagahooda maalaan gaadiidkii BL-ka ay raaci jireenna uu saameeyay howlahooda. Maxamed Aadan Fargeeti Wasiirka Maaliyadda Dowladda muddo xileedka ka dhammaaday ayaa iminka […]

December 1st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Qeyla dhaan laga soo saaray isbaarooyinka badan ee yaala inta u dhaxeysa Warshekh & Raagaceelle

Waxaa isa soo taraya cabashada ka imaaneysa dadka ku dhaqan degmooyinka Warsheekh iyo Raagaceelle, kaddib markii ay sii kordheen isbaarooyinka ciidamada Dowladda ee bilqan wadada dheer ee ka tagta Muqdisho, iyadoo gaadiidleyda ay qarka u saaran yihiin inay gebi joojiyaan howlahooda kaddib markii lacago fara badan looga qaato isbaarooyinkaasi. Xoghayaha guud ee degmada Warsheekh Axmed […]

November 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

DEGDEG: Qaramada Midoobay oo Muqdisho ka furtay shir degdeg ah (Arrimaha looga hadlayo)

Xerada Xalane oo fariisin u ah diblomaasiyiinta beesha caalamka ayaa waxaa goor dhow ka furmay shir degdeg ah, kaasi oo looga hadlaayo xaaladda dalka, arrimaha dhameystirka doorashooyinka iyo qodobo kale. Shirkaan degdegga ah oo uu soo qabanqaabiyay xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya UNSOM ayaa waxaa ka qeyb gelaya Guddoomiyihii hore ee Golaha Baarlamaanka Prof. […]

November 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Maleeshiyo beeleedyada ku dagaalamaya gobolka Hiiraan oo loo diray digniin culus + Video

Waxaa saakay xaaladda goobihii lagu dagaalamay kaddib markii halkaasi gaareen ciidamada maamulka gobolka Hiiraan oo ay la socdaan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Jabuuti ee Hiil Walaal. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo khudbad ka jeedinayay goobta lagu kala qaaday maleeshiyooyinka beelaha Jejeelle iyo Gaaljecel ayaa sheegay in halka labada dhinac […]

November 27th, 2016 | Posted in shaqsiga sanadka,Wararka | Read More »

Wafdi uu hoggaaminayo Micheal Keating oo si aan horay loo arag loogu soo dhoweeyay Kismaayo (Maxaa soo kordhay?)

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland waxaa si aan horay loo arag loogu soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating isla markaana uu ka mid yahay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira iyo xubno kale. Wafdiga ayaa waxaa garoonkamagaalada Kismaayo loogu fidiyay roog […]

November 25th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Shirkado ku guuleystay dhismaha wadada u dhaxeysa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe

Magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxaa markii ugu horeysay lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigay shirkado tartan u galay dhismaha wadada dheer ee u dhaxeysa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe. Tartankaan oo ay soo agaasintay hay’ada maamulka Puntland ugu xilsaaran ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano PHA ayaa waxaa ka soo qeyb […]

November 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Diyaaradda Djibouti oo markii ugu horeysay ka soo degtay Muqdisho

Shirkadda duullimaadyada ee Jabuuti Airlines ayaa muddo 25 Sana kadib ka hawlgashay Soomaaliya,iyadoo Diyaaraddeedii ugu horreysay Maanta soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho. Diyaaradda ayaa duullimaad toos ah waxay ugu billoowday Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho, iyadoo ka qayb qaadan doonta howlaha isu socodka Dadka Soomaaliyeed ee u kala gooshaya Labada Dal ee Walaalaha […]

November 15th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barakacayaasha Gaalkacyo oo ka walaacsan dib ugu laabashada guryahooda (Waa maxay sababta?)

Kumanaanka qoys ee ka barakacay dagaaladii magaalada Gaalkacyo ka dhacay ayaa iminka ka walaacsan sidii ay dib ugu laaban lahaayeen sababo dhowr ah dartood, kuwaasi oo qaarkood degenaa meelihii ay ka dhaceen dagaallada u dhaxeeya ciidamada maamulada Galmudug iyo kuwa Puntland. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ciidamada labada […]

November 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ka walaacsan Musuqmaasuqa Doorashada Aqalka Hoose (War-saxaafadeed)

Waxaa sii kordhaya cabashooyinka la xiriira dacwadaha ergooyinka beelaha Soomaalida ay u gudbinayaan guddiga xalinta khilaafaadka, taasi oo ku saabsan saami qeybsiga beelaha taasi oo walaac laga muujiyay in howlaha doorashooyinka dadban saameyn ku yeelatay. Qaar ka mid ah gobolada dalka ayaa ku guuleystay inay gudbiyaan liiska xubnaha u matalaya maamul goboleedyada, iyadoo weli is […]

November 13th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj
rayiga PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata sanadka….” + Video Muqdisho oo looga diyaar garoobayo soo dhoweynta musharaxii ugu shacbiyadda badnaa f803Markab dagaal oo ku soo xirtay dekedda Berbera VIDEO faduma-dayibFaadumo Dayib oo war cusub ka soo saartay warbixin ka qoray wargeyska Washington Post (Dhageyso) fb-swFACEBOOK: La soco warar, dhacdooyin, ra’yi iyo warbixino xiiso leh dhaqankaLa soco wararkii ugu dambeeyay, warbixino iyo dhacdooyin kala duwan  ceymiskaShirkadda Takaaful oo mucaaradii ugu weyneyd kala kulmeysa madaxda Dowladda F. Soomaaliya eng-salaxWasiirka Howlaha guud oo sheegay in musuqmaasuq Maroodi ka weyn ka magaalada Baydhaba + Sawirro Maamulada Galmudug iyo Puntland oo kala qaaday Ciidamadii isku hor fadhiyay Gaalkacyo + Sawirro somalilandkurasCiidamo Gadoodsan oo la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose ee Maamulka Jubaland. axmed-madoobeMadaxwenaha Jubaland “Heshiiskii aan u tagnay illaa Imaaraadka inay Fulin waayaan Hogaamiyaasha Galmudug iyo Puntland waa..” gaalkacyo-3Qasaaraha dagaaladii ciidamada Galmudug iyo Puntland ku dhex maray Gaalkacyo oo sii korshay fartagFADEEXAD: Mid ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ku lug yeeshay musuqmaasuq cali-amerikoMax’ed Cali Ameeriko: “Ma jirto qof aan uga tanaasulayo tartanka xilka Madaxweynaha” badmaaxJaaliyadda Soomaalida Sacuudiga oo hoggaan cusub yeeshay “Waan la shaqeynayaa qof kasta…”