Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » faallo You are browsing entries filed in “faallo”

Maxaa ka khaldanaa soo dhoweyntii magaalada Addis Ababa ee Madaxweyne Xasan?!!

7-10

Waxaa isa soo taraya sida ka fiirsasho la’aanta ah ee hoggaanka madaxtooyada Villa Somalia Madaxweyne Xasan Sheekh uu ugu dhoola caddeynayo isagoo sharaftiisa dhulka lagu jiidayo tan iyo markii xilkaasi loo doortay. Socdaalkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku tegay magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya ayaa u muuqda midkii ugu heerka hooseeyay, […]

January 31st, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

SAXIIXA VILLA SOMALIA: Heshiiska hertidiisa la arkay Allow naga mooti haraatidiisa!!

villa

Dalka Soomaaliya oo soo maray marxalado kala duwan 25-kii sano ee la soo dhaafay, waxay shacabka mar kastaba rajo ka muujinayeen inay dib u soo laabaneyso Qaranimadii uu dalkoodu lahaa 21-kii sano ee ay dalka maamuleysay xukuumadii Milateriga Allaha u naxariistee Jaalle Maxamed Siyaad Barre, hase yeeshee rajadaasi ayaa u muuqata mid mugdi sii galeysa. […]

January 30th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

GABAL DUMAY IYO GURI ROGMADAY AYAY IIGA DHIGAN TAHAY GEERIDII GOOBDOON !!

20151211_095402 - Copy

Gacalkeey, Xabiibi, Walaal, Ustaadoow, Duca-qabe iyo erayo kale oo ka tarjumaya af macaanida lagu yaqaano dadka dabeecadda wanaagsan ayaa hal-hays u ahayd Allaha u naxariistee Al-ustaad Cabdi Xaaji Goobdoon, Salaan qiima badan, Waji fur-furan, Qalbi saafi ah, Dhoola cadeyn iyo Sheeko aan laga xiisa dhaceyn oo aqoon iyo xikmad miiran ah ayaa mar walba laga […]

January 28th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Dowlada Xasan Sheekh oo ku wareersan sidey ku xalin laheyd sedex mushkilad oo xiligaan hortaagan!!

xasan-duco

Dowlada Faderaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wareersan sidii ay xalin lahayd sedex mushkilad oo xiligaan taagan kuwasoo midkoodna aan laga tagi karin. Sedexda Mushkilad mid ka mid ah Dowladu wayba iska indha tirstay iyadooay muhiim tahay laakiin labada kale way daneyneysaa inay xaliso. Sedexda Mushkilad hadii aan idin soo gudbino […]

January 28th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Diaspora iyo 4.5 isku cabir Qore: Prof. Yahye

kabo

Barnbaro musqul dhaxdeed ugama adkaa kartid,illeyn gurmad deg deg ah ayeey helee.Dadka xun qabiilka dhaxdiisa ugama adkaa kartid waa in aad banaanka qabiilka iskula baxdaan oo aad kula dhax tartantaa, Xisbi, Aqoon, Urur, iwm, oo aad halkaa ku soo kala baxdaan.qabiilka cabirkiisu waa xumaan. Haddii qabiilku dagaal galo . laba ganacsade waxa ay jecelyihiin kii […]

January 25th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Soomaaliya Iyo Sacuudiga Xidhiidhka Loo Jaray Iiran (Sirta Wikileaks)

6

Dad badan oo arrimaha Soomaaliya iyo Sacuudiga xog-ogaal u ahi lama ay yaabin dhacdooyinkii ugu danbeeyey gaar ahaan dhaliishii ay Soomaaliya u dirtay dalka Sweden , ka dib markii dawlada Sweden ay Sacuudiga ku dhaleecaysay xaquuqda bani aadamka ee ay ku xadgudbaan , waxa kale oo aan lala yaabin xidhiidhkii ay Soomaaliya u jartay dalka […]

January 24th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Hadii aan Amaanka shacabka la sugi karin maxay isu casili la’yihiin madaxda?!!

odowaa

MAANTA IYO MUQDISHO: Wasiirada Arimaha gudaha iyo Amniga mar hadii in ka badan 20 ruux lagu xasuuqay caasimada Somaliya kuna fashilmeen ilaalinta amaanka muwaadiniinta Somaliyeed ma jirto miyaa hadii ay iscasili waayeen iyagu xukumad xilka dhan ka xayuubisa? Mudo haatan laga joogo dhawr sano ayaa waxaa magaalada Mogdishu si isdabajoog ah uga dhacayey qaraxyo iyo […]

January 22nd, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Maxaa kusoo kordhay weerarkii Ceel-Cadde!?

b22e2eac65da2cbdc50035ef790d68d492359f7a

Warar hor leh oo kasoo baxaya weerarkii ay Al-Shabab ku qaadeen xerada Ceel Cadde ayaa sheegaya in willi askar dhaacwac ah la geynayo dalka Kenya. Warbaahinta Kenya ayaa baahinaya in maanta tiro kale oo askar dhaac ah la geeyay degmada Ceel-Waaq ee gobolka Gedo halkaasoo looga sii gudbinayo isbitaalo ku yaala dalka gudaha dalka Kenya. […]

January 20th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Wey geeriyootay waana la aasay xuskii maalinta Warfaafinta ee 21-ka Janaayo!

IMG_0CA724-3FC1DD-E9A86E-758FAD-9B5B19-E19B7A

Waa war naxdin leh in ciida lagu daro xuskii 21-ka Janaayo ee ku suntanaa maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed, ma jirto nasiib daro ka xun in la tir-tiro maalin Qaran, la yaab waxaa leh sida xil-kasnimo darada ah ee daaqada looga saaray munaasabadaasi, baabi’inta xuskaan waxay u dhigantaa iyadoo indhaha laga riday bahda ku mataaneysan qeybaha kala […]

January 19th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

WARBIXIN: Maxaa keenay fashilka shirkii Kismaayo?

madax-ku-sheegta-Soomaaliya-770x430

Maanta oo taariikhdu tahay 17/01/2016-ka waxaa fashilmay shir madaxda Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubalanad, shirkaas oo ay ka soo qeyb galeen madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada dalka. Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa Saxaafadda u sheegay in shirka meel wanaagsan marayo isla markaana la isku afgartay […]

January 17th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Aqoonyahan tuug ah iyo Jaahil wadani ah yaa hoggaaminta dalka ku roon?! (Faallo)

vila-somalia

Iyadoo xaaladda dalka Soomaaliya soo martay marxalado kala duwan, laga soo bilaabo tan iyo markii uu dalka xornimadiisa ka qaatay dalalkii gumeysanayay, iyadoo taariikhda laga xusi karo 21-kii sano oo dalka xukun Milateri maamulayay waxqabadkiisii muuqda ee ilaa maanta ay Soomaalida ku faanto. Kaddib markii la riday xukuumadii madaweyne AUN Jaalle Maxamed Siyaad dalka wuxuu […]

January 9th, 2016 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

WARBIXIN:- SAXUFIYOOW WAXAAN U SOO JOOGAY.!!

dulyar

Hadii laga soo gudbay ama laga soo bogsoonayo dagaaladii Qabiilka, Kuwii Hogaamiye Kooxeedyada, iyo Kuwii Diimeedka, Hada Kow iyo Kow waa Dagaalkii Suxufiyiinta. Suxufiyiinta Muqdisho waxaan u soo joogay iyagoo waqti adag ku shaqeynaya oo aan baabuuro iyo Qoryo ama Hub wadan oo lugtooda maala, hadana is wada yaqaana,maadaama Warbaahintu koobneyd, Shirarka Jaraaidna la sii […]

December 30th, 2015 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

Maxaa qofka Soomaaliga ah markuu arko Soomaali kale u qab weyn yahay, markuu ajnabi arkana u qab yar yahay?!!

Yaxye Yuusuf Khasaaro-1

Waxaan maanta u qallin qaatay inaan wax ka qoro dhaqan aan muddo dheer daraasad ku samaynayay oo ku saabsan dadkeenna Soomaaliyeed sida ay Qoorta ugu hooseystaan ama ugu dabacsan yihiin, tixgelin dheeraad ahna u siiyaan ruux kasta oo Ajnabi ah oo ay la kulmaan halka taa beddelkeeda markay walaalkooda Soomaaliyeed ay kulmaan ay tixgelin iska […]

December 28th, 2015 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

‘MUSTAQBALKA SOOMAALIYA’ Ma heli doontaa hoggaamiye leh damqashadii Jan. Daa’uud, dal jacaylkii Jaalle Siyaad, shacbiyadii Farmaajo iyo…?!

new_year_pictures_2016

Iyadoo muddo ka yar toban maalin ay ka harsan tahay sanadka 2015-ka, isla markaana la gelayo sanadka cusub ee 2016-ka dalka ka socda dadaallo kala duwan oo lagu doonayo hiigsiga mustaqbalka Soomaaliya inay ka dhacdo doorasho nooc cusub, taasi oo ay ka qeyb qaadanayaan madaxda Dowladda Federaalka, siyaasiyiin, shaqsiyaad magac leh, ganacsato, xubno horay xilal […]

December 24th, 2015 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

YAA DHALAY Aala sheikh iyo Damul Jadiid?

xasan

Dad badan oo somaali ah ayaa marka ay maqlaan kalmadda AALA SHEIKH iyo DAMUL JADIID waxaa ku soo dhaca ururo leh magic diimeed oo ku Milan siyaasada soomaalida. Waxaa laga yaabaa in marka aad maqasho. 1- Aala sheikh: aad xasuusto urur mushakal ah oo ka soo farcamay Maxkamadihii islaamiga iyo shakhsiyaad itixaad , ictisaam iyo […]

December 20th, 2015 | Posted in faallo,Wararka | Read More »

muun