Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » fanka You are browsing entries filed in “fanka”

U dheg taaga qeylada (Gabay murti badan xambaarsan)

Abwaan Cabdullaahi-xasan ganey

Abwaan C/llaahi Xasan Ganey oo ka mid ah abwaanada da’ yarta Soomaaliyeed ee maalmahaan la soo baxay dardar faneed oo heerkeedu sareeyo ayaa soo saaray Gabar la magac baxay “U dheg taaga Qeylada”. Gabaygaan oo xambaarsan murti badan xambaarsan, ayaa si gaar ah u taabanaya dadka naafada ah ee lixaadkoodu kala dhiman yahay, kuwa da’da […]

February 8th, 2016 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Maxaad ka taqaan Fanaaniinta ka soo jeeda Hoygii fanka ee Hobolada Waabari ?

s-4

Shamis  Abuukar Gaduudo Carwo Faadumo Cabdulaahi Kaahin’ Maandeeq’ Sahro Axmed jaamac Khadro daahir Cige AUN marwo Maxamed Ismaaciil AUN saafi Ducaale cali AUN Haboon cabdulaahi faarax AUN Kinsi Xaaji Aadan Xuseen Sahro Halgan Ikraan Jaamac Nimco Yaasiin Caraale AUN Maxamed Mooge Liibaan AUN Axmed Mooge Liibaan AUN Maxamed Yuusuf Cabdi AUN Maxamed Axmed Kuluc AUN […]

February 5th, 2016 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

ALLOW Adigaa wada abuuray, gartana adiga ayaan kuu deynay!

ABUUKAR-ALBADRI

-Huray oogadoo idil, Markaan helay warkii baas, Hakin waayey illintii, Sidan hooyadood ahay, Hadba samadda eegoo, Gacmaheyga hooriyey, Hubantina waxaan gabay, hadalkii dhamaantiis, -Hooyadiyo carruurtii, Hanaqyada la gooyiyo, Hanad yadii la gowracay, Habkii loo xasuuqaa, Horteydii ka muuqdoo, Hal xiraale ii dhigay, Ha yeeshee jawaabtii, Eebbaan hor geeyoo, Halkaas bey Xisaabtii Hubaasheedi taallaa, -Kuwa halaaga […]

January 23rd, 2016 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Abwaan Cali Sugulle oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta

abwaan-cali-sugulle1

Abwaan Cali Sugulle (Dun Carbeed) ayaa goor dhow ku geeryooday isbitaal ku yaala magaalada Dubai ee wadanka isu tagga Imaaraadka Carabta Midowday, kaddib markii maalmahaan halkaasi lagu dabiibayay. Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle oo ka mid ah abwaanada ugu caansan dalka Soomaaliya ayaa xanuun la jiifay isbitaal ku yaala dalka Imaaraadka Carabta, waxaana geeridiisa […]

January 11th, 2016 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Digniin laga soo saaray in Tiyaatarka Qaranka lagu wareejiyo ganacsatada (Dhageyso)

abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan looga hadlayay cawaaqibka ka dhalan kara in xarunta tiyaatarka Qaranka lagu wareejiyo ganacsato, isla markaana laga dhigo xarun gaar loo leeyahay. Kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in Golaha Murtida iyo Madadaalada aan marnaba lagu wareejin karin ganacsato, iyagoona uga digay Dowladda Federaalka inay […]

January 9th, 2016 | Posted in Dhageyso,fanka | Read More »

Qalanjadii Qarashka Diidday! (Sheeko Xiiso leh)

qiso dhab ah

Wuxuu arkay iyada oo meel is ka maraysa, oo laafyaha tuuraysa, oo diraca iyo googaradda hadba dhinac ka qabanaysa. Waa wiil sawir-qaade ah, una shaqeeya mid ka mid ah shirkadaha ugu caansan ee wax xayeysiiya. Markaas ayuu ka soo daba orday,”iga raali noqo, wax yar ma kula hadli karaa?”, ayuu ku yiri, dhegba jalaq uma […]

January 1st, 2016 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Fannaaniin qurba-joog ah oo isku diyaarinaya inay Muqdisho ka dhigaan bandhig faneed sanadka cusub loogu dabaal degayo

hodon-dalnurshe

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qabanqaabo iyo diyaar garow xoogan oo lagu doonayo in sanadka cusub loogu dabaaldego, waxaana fannaaniin qura joog ah oo dhowaan Muqdisho soo gaaray ay sheegeen inay sameynayaan bandhig faneed lala yaabay. Fannaanada Hodon C/raxmaan ayaa muuqaal ay soo dhigtay barteeda xiriirka bulshada waxay ku shaacisay inay Muqdisho ka dhigeyso bandhig […]

December 30th, 2015 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Fannaaniintii Muqdisho u timid bandhig faneedka sanadka cusub oo ammaankooda la adkeeyay+Video

2

Fannaaniintii dhowaan soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa ammaankooda si weyn loo adkeeyay, kaddib markii garoonka diyaaradaha looga soo qaaday gaari aan xabadaha karin isla markaana ay galbiyeen ciidamada Milateriga iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran. Imaatinka fannaaniintaan oo ku soo beegmay xilli xasaasi ah oo Dowladda Soomaliya mamnuucday inaan Muqdisho lagu qaban karin dabaaldegga […]

December 26th, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

Fannaaniin sanadka cusub Muqdisho ka dhigeysa bandhig faneed oo si diiran loo soo dhoweeyay

3

Fannaaniin Soomaaliyeed oo qurba joog ah una yimid inay sanadka taageerayaashooda kala qeyb qaataan dabaaldegga sanadka cusub ayaa si diiran loo soo dhoweeyay, iyadoo soo dhoweyntooda ay ka qeyb qaateen Xildhibaano, Wasiiro, bahda fanka Muqdisho iyo madaxda hay’adda CCA oo iyagu soo agaasimay bandhig faneedka loogu dabaal degayo sanadka cusub ee 2016-ka. Markii ay fannaaniinta […]

December 25th, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

Farxiya Kabayare: “Dhuumasho ayay ku tageen fanaaniinta Muqdisho ka dhigeysa Bandhig faneedka sanadka cusub” (Sawirro + Video)

kabayare

Waxaa isa soo taraya walaaca shacabka Muqdisho ay ka qabaan digniinaha ka soo baxaya Dowladda Federaalka iyo Culumaa’udiinka kuna saabsan diyaar garow iyo qabanqaabo xoogan oo ka socota Hotelka City Plaza, halkaasi oo fannaaniin qurba joog ah ay u yimaadeen inay ka dhigaan bandhig faneed lagu maamuusayo sanadka cusub. WARAR CUSUB: Arrin horay looga digay […]

December 24th, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

GUURKA LAMAANAHA: “Goobaha dalxiiskaan ku geyn si aad u gama’daaye”

CAWALE-HANI

Yaa salaam, hadal waa intuu abwaan ka yiriye, lamaanaha caasha wadaagee u dabaaldegaya guushii ay ka soo hooyeen himiladooda oo ah guur aayatiinkiisa loo aayo, waxaana dhowaan la soo saaray murti arrimahaasi kala dhig dhigeysa, isla markaana gooyaha loo culay markii ay dhashay hashoodii. Murtidaan oo ciwaankeedu yahay “GUUR” ayaa wadajir u qaadanaya fannaaniinta da’da […]

December 23rd, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

Jan. Xaamud oo sameeyay arrin lama filaan ah + Video

jan.xaaamud

Xarunta dugsiga Booliska ee magaalada Muqdisho oo dhowaan ka dhacday munaasabadda asaaska ciidamada Booliska Soomaaliya waxaa ka dhacday arrin lama filaan, kaddib markii Taliyaha guud ee Booliska Jan. Maxamed Sheekh Xaamud uu halkaasi ka sameeyay wacdaro lala yaabay isla markaana halkaasi ka qaaday hees ka tarjumeysa waxbarashada. Kooxda fanka ciidamada Booliska ayaa si weyn ula […]

December 23rd, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

VIDEO: Maansadii Guur aan ka la’aado (Qeybtii 6-aad)

weriye-cabdirashiid

Dulucda maansada “Guur aan ka la’aado” qeybtaan waxaay xambaarsan tahay ujeeddo fog oo ku saabsan dhaqanka Soomaalida, gaar ahaan arrimaha lamaanaha iyo guurka, iyadoo ay tilmaamayaan fannaaniin, abwaano caan ah iyo bahda fanka dhibaatada ay leedahay faquuqa dadka ku abtirsada beelaha MIDGAANTA kaalin mug iyo macnaba leh uga jira Soomaalida. Muuqaalka hoose waxaad ku arkeysaa […]

December 22nd, 2015 | Posted in fanka,Wararka | Read More »

Dardaarankii Maxamed BK iyo Nimco Yaasiin ee magaalada London

BK-Nimco

Fannaaniinta kala ah: Maxamed BK iyo Nimco Yaasiin ayaa magaalada London ku soo bandhigay hees ay aad ula dhaceen boqolaal ruux oo daawanayay, kuwaasi oo iyagu dhammaantood u sara istaagay ereyada iyo miyuusigga la isla helay oo ay talantaalinayeen labada fannaan. Heestaan oo ah mid cusub ayaa magaceeda waxaa la yiraahdaa “Dardaaran”, waxayna qeyb ka […]

December 15th, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

Queen Natasha: “Jees jees ma roonee, hadaan aniga ku jantay…”

queen-tasha

Gabadha dhowaanahaan soo baxday ee laga daba dhacay, ayaa ka shanqarisay ereyo runtii qofkii dhageysta uu ka garaabayo, isla markaana si dhab ah uga tarjumeysa dabeecadaha ragga Soomaaliyeed qaarkood caado ka dhigteen oo ay gabdhaha caasha u qaba uga tallaabsadaan amaba meel cidlo ah uga tagaan. Fannaanada da’da yar ee lagu magacaabo “Queen Natasha” ayaa […]

December 1st, 2015 | Posted in fanka,video | Read More »

muun