Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » islam You are browsing entries filed in “islam”

DHAGEYSO: Masjid laga dhisayay degaanka Garasbaaley oo dadkii ugu badnaa waxyeelo ka soo gaartay

Masjid-620x350

Masjid ku yaala xaafadda Garasbaaleey ee degmada Dayniile ayaa ku soo dumay shaqaale ku howlanaa dib u dayactir lagu sameynayay masjidka, iyadoo ay ku dhaawacmeen 30 qof. Dadka deegaanka ayaa ku howlan sidii dadka kale ee ku hoos jira bur burka looga soo bixin lahaa, waxaana la rumeysanyahay inay jiraan dad ku xaniban bur burka […]

April 29th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sheekh noloshiisa caan ku ahaa mucjisooyin kala duwan oo lagu siyaartay deg.Warsheekh+Sawirro

4

Degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe waxaa lagu soo gabagabeeyay siyaarada Sheekh noloshiisa caan ku ahaa mucjisooyin kala duwan isla markaana ka mid ahaa caalimiinta Soomaaliyeed ee ku caan baxay fidinta diinta Islaamka, barashada Qur’aanka iyo cilmiga qeybihiisa kala duwan. Siyaarada Sheekhaan oo lagu magacaabo Sheekh Maxamuud Ow Xasan (Sir maqabe) ayaa waxaa ka […]

April 25th, 2016 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Muftiga Masar: Xashiishka iyo sigaarka haddaad cabto weyso kaama jebiyaan, khamri hadii ..

maxamedeyn

Qof kasta ma’ahan in lagu sirmo muuqaalkiisa iyo aftahanimadiisa, qofka daaciga ahna waxaa looga baahan yahay in uusan ku degdegin fatwooyinka, iskana soo hubiyo inta uusan wax fatwo ah bixin. Dadka qaarkii intay is mahdiyaan isna ammaanaan ama la ammaano ayay isku qaadanayaan in ay yihiin dad callaamo ah oo wax kasta yaqaano, dadka dhalabul […]

April 24th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Al-Shabaab oo Mujaahidiintooda ugu Bishaaraynaayay Shalay oo idil inuu dhintay mid ka mid ah Cadowgooda ugu waynaa.

Untitled

Kadib markii shalay uu dalka ku geeriyooday Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim Yare oo ugu waynaa Culimada Soomaaliya ee si aadka ah uga soo horjeeday Al-Shabaab ayaa waxaa soo baxday in Deegaanada ay Shabaabku ku sugan yihiin sida , Gedo, Bay, Bakool iyo Galgaduud ay si aad ah ugu bishaaraynayeen Ciidamadooda inuu dhintay Mid ka mid […]

April 18th, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

OGEYSIIS: Mu’tamarka 11aad ee Ahlu Sunna Waljamaca oo lagu qabanayo Goteborg – Sweden

Mu'tamarka 11aad 2016.jpgxx

Qabanqaabo xoogan oo ka socota magaalada Goteborg ee dalka Sweden ayaa loogu diyaar garoobayaa qabashada Mu’tamarkii 11-aad oo ay isugu imaanayaan culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaca iyo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalalka Yurub ku dhaqan. Kulankaan oo sanad kasta lagu qabto dalka Sweden ayaa waxay culumaa’udiinka Ahlu Sunna uga hadlaan arrimo fara badan oo diini ah, wacyi gelinta […]

April 16th, 2016 | Posted in islam,Qurba-joogta | Read More »

VIDEO: Hay’ad caalami ah oo Soomaaliya ka wadda howlo khatar ku ah diinta Islaamka

world-vison

Hay’adaha shisheeye ee ka howlgala dalka Soomaaliya ee iyagu wada howlo aan ahayn shaqada ay sheegtaan ayaa ku soo badanaya dalka, iyadoo iminka la helay sir u qarsooneyd Hay’adda World Vision ee ka howlgasha qeybo ka tirsan gobolada dalka. Muuqaal ay baahisay shuruudaha qofka Soomaaliga ah uu uga mid noqon karo shaqaalaheeda, taasi oo sababtay […]

April 7th, 2016 | Posted in islam | Read More »

VIDEO: Maxaa sababay in Soomaalida degan Leicester ay salaanta iska qaadi waayaan?!

Licester

Magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska oo ay ku nooshahay Soomaali tiradoodu gaareyso 15,000 ruux ayaa waxaa si aad ah u sii xumaanaya xiriirka ka dhaxeeya, iyagoo iminka gaaray inay salaanta Islaamka iska qaadi waayaan. Warbaahinta Dalsoor ayaa warbixin ay ka diyaarisay mushkiladaan cusub ee soo food saartay Soomaalida Leicester degan waxay uga hadashay masaajidda magaaladaasi […]

April 4th, 2016 | Posted in islam,Qurba-joogta | Read More »

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo Muqdisho ka dhigay isku soo bax weyn + Sawirro

14

Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa isu soo bax weyn ka dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo mashaa’iqda caanka ah iyo dariiqada suufiyada ay isugu soo baxeen Mowlaca Sheekh Cali Cabdulle oo ku yaala Waqooyiga magaalada Muqdisho. Isu soo baxaan oo ujeedadiisu tahay ka qeyb galka siyaarada Sheekh Muxyaddiin Celi oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha dariiqada suufiyada ayaa […]

March 14th, 2016 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Xarun diimeedka ugu weyn degmada Warsheekh oo dib loo furay + Sawirro

14

Xarunta Mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi ee degmada Warsheekh ayaa dib loo furay, iyadoona ay ka soo qeyb galeen munaasabad halkaasi ka dhacday mashaa’iq, culumaa’udiin iyo dadweyne fara badan. Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxmaan Cumar oo ah madaxa dhismaha mowlacaasi oo ka hadlayay munaasabaddaasi ayaa u mahad celiyay dhammaanba intii ka soo qeyb gashay iyo axbaabtii ka […]

March 10th, 2016 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Dr Xasan Alturaabi oo geeriyooday (Taariikh nololeedkiisa)

Dr. Hassan Al-turabi

Allaha u naxariistee Dr Xasan Alturaabi oo ahaa mufakir iyo siyaasi caan ah oo reer Sudan ah ayaa maanta ku geeriyooday Khartoum, ka dib markii xanuun ku soo booday. Waxa uu ahaa 84 jir. Waxaa lagu soo warramayaa in isagoo shaqadiisa caadiga ku jira saaka oo sabti ah uu Coma galay, ka dibna uu laba […]

March 6th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sheekh Maxamed Idiris maxaa ka yaabiyay markii uu Mareykanka tegay?!

hotel-qabuuro

Adduunka intaad mareyso wax badan oo aad la yaabto waad arkeysaa! Waxaa ka mid ahaa markii iigu horreysey oo aan arko (Hoteelka Meydku Deganyahay) ee ku yaal Qubuuraha magaalada San Diego, Gobolka California ee dalka Maraykanka. Daarta dabaqyada ah ee sawirkeeda aad aragto waa Hotel, mase aha hoteelada aad taqaaney ee qolalka la kireysto leh, […]

March 1st, 2016 | Posted in islam | Read More »

Sheekh Nuur: “Al-Shabaab waxaa taageera Baarlamaanka FS”

Sheekh-nuur-baaruud

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay sheegay in ururka Al-Shabaab uu taageero buuxda ka heysto Baarlamaanka Federaalka, isagoona sheegay inuu ka caga jiidayo meel marin sharciyo dhowr ah oo lagu ciqaabayo xubnaha ku lugta leh falalka argagixisanimada. Mar uu ka hadlayay Sheekh Nuur Baaruud ammaanka magaalada Muqdisho […]

February 28th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Qodobadan hoosta ku qoran aqriso,haddaad ka mid noqoto Allah ka baq kana fogow

maxamedeyn

Saxiixul Bukhaari lambar 6069 iyo saxiixu Muslim lambar 2990 waxaa ku xusan xadiis uu soo weriyay abi Hureyra Allaha ka raalli noqde,kaasoo sheegaya in rasuulka sallallaahu caleyhi wasallama uu yiri:ummaddeyda oo dhan waa la cafiyay,kuwa munkarkooda ama fuxshigooda la jahrayo mooye,macnaha kuwa munkarkooda bannaanka soo dhigaya oo ku faanaya,waxyaabaha lala jahrayo waxaa ka mid ah:in […]

February 21st, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Denmarka oo laga furay Masjidkii ugu horeeyey ee haweyney imaam ka noqoto

Muslim women kneel for the prayer service at the Women's Mosque of America in downtown Los Angeles, California January 30, 2015.  The first mosque in the United States to be solely dedicated to women launched with a women-led prayer service.  REUTERS/Lori Shepler   (UNITED STATES)

Waxaa magaalada Copenhagen ee dalka Denmark laga furan masjidkii ugu horeeyey oo haweeney imaam ka noqoto Masjidkaan wwaxaa ku tukan kara ragga iyo haweenka iyadoo aan la kala sooceyn oo qof walba meeshii uu kasoo gaaro ku tukan karo. Wararku waxay sheegayaan in maalmaha Jimcada ay ku dukan karaan salaada jimcaha haweynka oo kaliya islamarjaana khudbada […]

February 19th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Madaxa dhismaha mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo baaq u jeediyay asxaabta kheyrka jecel + Sawirro

DSC04283

Madaxa dhismaha mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay halka uu marayo howl baaxad leh oo ay ka wadaan xarunta mowlaca ee degmada Warsheekh ee ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe. Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxmaan Cumar oo ah madaxa dhismaha mowlacaasi ayaa sheegay inay meel wanaagsan u marayaan howlaha baaxadda leh ee uu ku dhisayo mowlacaasi, […]

February 13th, 2016 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Sheekh Umal oo soo hadlay isagoo ku jira Isbitaal ku yaala Hindiya kaddib qalliin lagu sameeyay

sh.umal1

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladiisa caafimaad, kaddib markii uu galay isbitaal ku yaala Haydrabad ee wadanka Hindia, halkaasi oo loogu sameeyay qalliin dhinaca kelliyaha ah. Sheekh Umal ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay ka soo reyneyso, isla markaana lagu guuleystay qalliin looga sameeyay […]

February 4th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Xarun diimeedka ugu qadiimsan degmada Warsheekh oo dhagax dhig cusub lagu sameeyay + Sawirro

DSCF3995

Degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe waxaa ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca, gaar ahaan mashaa’iqda, axbaabtii ka soo diin qaaday Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar iyo bulshada degmadaasi qeybaheeda kala duwan. Kulankaan ayaa waxaa ka hadlay Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxmaan (Boqorka), wuxuuna sheegay in lagu dhagax dhigayo Mowlaca Sheekh C/raxmaan […]

February 3rd, 2016 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Sheekh Maxamed Umal oo loola cararay isbitaal ku yaala India

sh.umal

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa loola cararay isbitaal ku yaala magaalada Haydarabad ee wadanka Hindiya kaddib markii ay soo wajahday xaalad caafimaad xumo oo degdeg ah. Xaalada caafimaad ee Sheekha ayaa iminka ah mid u baahan in lagu sameeyo qalliin qeybo ka mid ah jirkiisa, xanuunaan ka so wajahay […]

February 2nd, 2016 | Posted in islam | Read More »

Arrin khatar ku ah caqiidada Islaamka oo looga digayo Soomaalida

Abdinoor

Waxaa maalmahaan soo batay dhaqamo Soomaalida meel ay joogtaba ay ku buun buuniyaan arrin khatar ku ah caqiidada qofka Islaamka, iyadoo ujeedadoodu tahay inay muujinayaan jacaylka ay u qabaan caqiidada diinta Islaamka, arrintaasi oo si weyn ula yaabeen culimada Soomaaliyeed markii ay eegeen danta laga leeyahay. Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Soomaalida uga digaya inay barahooda bulshada […]

January 30th, 2016 | Posted in islam | Read More »

Hogaan wanaagsan ama hogaan xun Keebaan rabnaa!!

mqdefault

Assalamu Calykum waraxmatulahi wabarakaatuhu “Mushkiladaha Muslimiinta iyo in badan oo wadamada loo yaqaan dunida sadexaad haysta waxa ka mida mushkiladaha hogaanka. Hoos ka daawada  muxaadaro ku saabsan arinkan. Fadlan hadii aad waqti yar siin karto daawooo ka faa’idayso.” https://www.youtube.com/watch?v=KdSMS6Gkc1w Preview YouTube video Sheikh Said Ali – Hogaan xun mise Hogaan Wanaagsan Sheikh Said Ali – […]

January 23rd, 2016 | Posted in islam,Wararka | Read More »

KULANKII HOTEL CITY PALAZA: Xuska bisha Mowliid oo la siyaasadeeyay + Sawirro

DSC09395

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siyaasadeysay xuska dhalashada Nabi Muxamed NNKH, kaddib markii maanta Hotelka City Palaza ee magaalada Muqdisho isugu keentay boqolaal dadweyne ah, kuwaasi oo qaarkood u sheegay shabakadda Somaliweyn inay la kulmeen dhibaatooyin gelidda laga galo Hotelkaasi. Munaasabadda bisha Mowliidka oo ka dhaceysay inta badan xarumaha diinta lagu faafiyo iyo masaajidda ayaa iyadu […]

December 24th, 2015 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Sheekh Maxamuud OW Cabdulle Cariif oo ka hadlaaya Fadliga Mowliidka Nabi Muxamed CSW.

sheekha

Sheekh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif  ayaa Ummadda Soomaaliyeed ka dalbaday inay ka faa’iidaystaan  faa’iidooyinka ay leedahay bishaan Mowliidka  gaar ahaan maanta. Sheekh Maxamuud  Aw Cabdulle  Cariif oo waraysi siiyay Radio Muqdisho Codka jamhuuriyadda wuxuu kaga hadlay ahmiyadda ay leedahay maanta oo kale oo ay  Taariikhdu tahay 12 bisha Rabiicul Awal 1437.   Halkaan hoose ka […]

December 24th, 2015 | Posted in Dhageyso,islam,Wararka | Read More »

muun