Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Ra’yi You are browsing entries filed in “Ra’yi”

DUNI LAGU CADAABANYAHAY!! (Ra’yi)

ridwan

Waxaa dadkaygii Soomaaliyeed ku batay dhibaatooyin nooc kasta leh oo aad wada garanaysaan, waxaana suuragal ah in dadka qaarkii ay ku mashquulaan yuu yahay iyagoo aan qiimayn waxa aan aaminsanahay ee islaanimada ama Soomaalinimada. Waxaan filayaa in aan loo baahnayn in aan kusii fogaado sharaxaada oo aad wada garanaysaan ama waad dareemaysaan waxa aan ka […]

February 12th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da oo noqotay Codka Gobolka Waqooyi Bari.

Cabdinaasir Xirsi Iiidle

BBC Macaan iyo Qaraar!! waxa uu ciwaan u ahaa Maqaal ku soo baxay Wargayskii Shabeele Press waxaa qalinka u qaatay alaha u naxariistee qoraa sare Cilmi Mire Jimcaale, waxaa lagu waraystay siyaasiyiin aan ka xasuusto maareeyihii Wakaaladdii Madbacadda Qaranka oo sheegay in uu dhegaysiga BBC-da u baajiyo balan uu leeyahay wanaagga ay leedahay darteed, shaqsiyaadkii […]

February 7th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

CELLI DAWLAD KA DHAN, DAWLAD-NA CELLI KA DHAN!! (Ra’yi)

1

Qunyar socodnimo, Isku kalsoonaan, Shido neceyb, Daacadnimo, Walaal jaceyl, Is xilqaan, Dhawrsanaan, Darisnimo wanaag, Aragti dheer iyo Deganaan ayaa lagu yaqaanaa beesha la yiraahdo CELLI CUMAR, ummad ahaan waa dad tiro badan, ilbax ah, hantiilayaal u badan, neceb gacan hoorsiga, samir badan, aqoon iyo waaya aragnimo u leh habka uu ruux walba u maareyn karo […]

February 6th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Ra’yi: CABDIWELI GAAS WAA FULAY

Gaas-ok

Madaxweynaha Puntland waa fulay ay weliba la socoto doqonnimo. Waxaana caddeyn kara in muddadi uu joogay Xamar ee uu wax ka saxiixay heshiiski marna ma cabirin wax diidmo ah, mana hadli karin oo waa cabsahaayay kaddib markuu dareemay jawiga oo ku xumaa uusan dhinaciisa u soo janjeerin..cabsidu ma ahayn mid uu dil ka baqaayo balse […]

February 1st, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Banaadir waa bar kuma taal, boosna kuma laha Aqalka sare ee Soomaaliya..

12631508_817932351665981_445334546542703528_n

Dulmi ayaa lagu heshiiyay, xaq dad leeyahay ayaa la go’aamiyay in beelo kale lagu qanciyo, is-afgarad waxaa lagu gaaray in shacbiga G/Banaadir madaxa cagta laga saaro, Madal ku sheega Wadatashiga Qaran ayaa soo saartay in ummadda G/Banaadir aan wax wakiil ah ku yeelan doonin Aqalka sare ee loo dhisayo Soomaaliya, 54-xubnood ayaa Aqalkaasi loo qoondeeyay […]

January 29th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

(Ra’yi) Somaaliya maka maarantaa gacmo shisheeye?

calanka_somalia

Dowladdii lagu soo dhisey degmada Carta ee waddanka Jabuuti iyo doorashadii C/qaasim Salaad Xasan bishii August 27 keeda, 2010 waxay dad badani gelisey yididiilo ah in dowladnimada iyo karaamada Somaaliya ay soo noqon doonto. In kastoo dagaal oogayaashii Muqdisho iyo Hogaamiye kooxeedyadii kaleba aanay qayb ka ahayn shirkaa dib u heshiisiineed ee muddada dheer socday […]

January 27th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

26-KA JANAAYO 1991-KII WAA DHARAARTII AY JABTAY SOOMAALIYA.

Bur Akaba

25-sano ka hor oo ku beegneyd 26-ka Janaayo 1991-kii Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay isbadal ku yimid Qoriga caaradiisa, si qorshe la’aan ah ayaa maalintaasi lagu riday Maamulkii 21-ka sano Wadanka ka talinayay, dagaal socday dhawr toddobaad kadib ayuu Madaxweynihii JDS Sareeye Gaas Maxamed Siyaad Bare isaga huleelay (baxay) Magaalada Muqdisho, bixitaankiisa ayaa yimid kadib […]

January 26th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Sidee loo qoraa qoraal Far Soomaali oo dhinac walba ka dheelitiran ?

Taariikhda-Qoraalka-Far-Soomaaliga

Waxan marka hore u mahadcelinayaa bacda xamdillaahi raggii Soomaaliyeed ee ka shaqeeyey sidii loo heli lahaa far uu yeesho afkeenna hooyo. Waxaanna raggaasi leeyahay ilaahay ha idinka abaalmariyo dadaalkii dheeraa ee aad u soo gasheen xaqiijinta hadafkaasi qayimka ah, Kaasi oo ay maanta ka faa’iidaysanayaan malaayiin Soomaali ah oo aan Anigu ka mid ahay. Haddaan dib […]

January 23rd, 2016 | Posted in Ka faa'iideysi,Ra'yi,Wararka | Read More »

SOMALIYA DOWLAD MAKA DHALAN DOONTAA?

map-somali

Somaliya waxay cagta saartay burburki ugu xumaa ee ummad soo mara qarnigaan 21aad:  Su’aasha kore jawaabteeda waxay tahay in aanan marna dalkaan ka dhalan doonin dowlad shaqeysa inta ay jiraan sababaha soo socda: Maamul goboleedyada la unkay oo loogu tala galay in dalka lagu burburiyo dadkana lagu baraciyo, siiba midka ka dhisan Puntland oo ku […]

January 20th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Madasha Wada tashiga miyaa Fashilantay,misa in la isla doono Qabiil iyo Dowlad wada socdo?

shirka-kismayo

Madasha Wada tashiga miyaa Fashilantay,misa in la isla doono Qabiil iyo Dowlad wada socdo?? Goobaha ay Bulshada Soomaalida wararka isku dhaafsadaan beryahan,  waxaa hareereeyay in Madaxdi Soomaaliyeed ee Kismayo ku shirsanaa ay ku fashilmeen in ay isla meel dhigaan Talo ay ku mideysan yihiin, iyada oo weliba markan ay nasiib u heleen in gogosha madasha […]

January 19th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Maxaa ka dhacay gogoshi loogu xafladeeyay sanadguuradi labaad ee Madaxweyne Gaas markuu xukunka Puntland uu qabtay?

IMG_6954-1

Markaan ka gudbo rag badan oo ujeedka qudbadahooda ay ku ekeyd hunguri shaqsiyadeed, iyagoo helikara mid mansab oo macna iyo hunguri gobeedba siin kara, ayaa nimanka gogosha xafladda u fidsaneyd garanwaayeen dhowrista maamuuski maritda iyo weynaaneyntodaba laakin u baxay faan iyo hadalo deel qaaf ah oo gaaray xitaa rag ka maqan gogosha.. Inta badan dhaqankaas […]

January 12th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Rubuc qarni ka dib qaran-jabkii dowladii Soomaaliya Maxaynu ka baranay?

10570449_1561501690760561_2212632370395872572_n

“Qarni waliba ehelkiis, Qoraxiba dharaarteed, taariikh waliba waayaheed, dhacdo waliba xusuusteed, dharaar waliba haynteed.” 26-ka Janaayo ee fooda nagu soo haysa haduu Alle idmo waxaa buuxsamaya rubuc qarni(25 sano) ay Soomaaliya ku jirto ‘ burbur, kala go’go  iyo fawdo. Somaalaay maxaynu ka baranay burburkii inagu dhacay, ma is waydiinay? 26-kii  Janaayo 1991-kii waxay ahayd maalin […]

January 8th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Uweys, Hadraawi, Waraabe, (Indhacadde Ninka midnimada jeceloow aan ku saxo!)

writer1

Asalaamu calaykum warraxmatullaahi wabarakaatuh! Bismillaahi raxmaani raxiim. Marka hore salaan guud, marka-xigta aan in yar ka idhaahdo qoraal dheer oo uu golaha Somaliweyn soo dhigay, nin magaciisa ku soo gaabiyey Shaafici. Anigoon ka tegeyn milgaha iyo sharafta dadka soomaaliyeed waxaan si taxaddar leh u soo dhoweynayaa doodda uu kaga hadlay arrimo farabadan. Qoraalka uu walaalkay […]

January 7th, 2016 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

BURBURKA BANAADIR IYO POINT 5

Ahmed_Alasso

Burburka Banaadir waa bilawga buburka dalka.  Dadka maqaamka gobolka Banadir u doodaya weli ma dareensana burburka ku soo fool leh, waxayna xooga saareen aayaha maamulka laga dhisi doono gobolka marka la gaaro xilliga dhaqan gelinta maamul goboleedyada hadda la wado, waana tallaabooyin  horseedi doona baaba’ , barakac iyo burbur ka baaxad weyn, kana balaayo badan […]

December 27th, 2015 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

RA’YI: Magaalada Buulabarde waa magaalo Ceynkee ah?!

bulo-burde

Magaalada Buulobarde waxa ay ku talaa gobalka Hiiraan, waxa ay ka mid tahay dagmooyinka ugu waaweyn Gobalka Hiiraan, sidoo kale magaalada waxa ay ku taalaa dhanka Qoraxsin ee wabiga Shabelle, Magaalada Muqdisho waxa ay u jirtaa 220km. Dhanka kale magaalada Buulo Barde waagii hore waxaa la dhihi jiray Buulo Burte oo micnaheeda yahay Buuladii Bacaadka, […]

December 25th, 2015 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

muun