Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » sawirro You are browsing entries filed in “sawirro”

Wasiirada Arrimaha Dibadda Somaliya iyo Emirate-ka Carabta oo kulmay + Sawirro

Hadliye2

Arimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar oo booqsho ku joogay maalmahan Emirate-ka Carabta, ayaa kulan la qaatay Dhigiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Emirate-ka Carabta Abadalla Bin Zayid Al Nahyan. labadda Wasiir, ayaa waxay ka wada hadleen xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya, hormarka ay sameeysey xukuumadda, xiriika walaaltinimo ee soo jireenka ah oo ka dhaxeeya labada dal iyo […]

April 28th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Shir lagu wacyi gelinayo tahriibka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

dfg

Shir wacyi gelin ah TaHRIIBKA oo ay soo qaban qaabisay Wasarada Dhalinyarada iyo Isbortiga iyo Gobolka Banadir ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa ka qab galay ururada dhalin yarada iyo ururada samafalka ka shaqeeyo ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka mid ahaa URURKA SAAD oo ka qeyb galay Siminaar ay soo qabanqaabisay wasaaradda dhalinyarada […]

April 28th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Man City VS  Real Madrid oo isku Garab Dhacay iyo Gool ma waaye Ronaldo oo Maqnaa.+Sawiro

338FC87400000578-3560110-Manchester_City_captain_Vincent_Kompany_fouls_Casemiro_as_he_ris-m-34_1461699508144

Kulan ka Tirsan Meertada 1 ee Sami Finalka Champions League 2015-2016 ayaa dhexmaray Kooxaha ka kala dhsan Wadamada ENG iyo Spain ee Man city vs Real Madridwaxaana Ciyaartaan oo aheyd mid adag ay ku soo idlaatay Waqtigii loogu talagalay 0-0 Taasoo ka dhigan in Lugta 2 ay noqon doonto mid adag oo koox kasta wixii […]

April 27th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Heshiiska Kenya iyo beesha Mareexaan oo warmurtiyeed laga soo saaray + Sawirro

12

Magaalada Nairobi waxaa lagu soo gabagabeeyay shir muddo saddex maalin ah u socday madax ka tirsan Dowladda Kenya iyo wufuud kala duwan oo ka socday beesha Mareexaan ee degta gobolka Gedo, waxaana heshiiskaasi laga soo saaray warmurtiyeed qeexaya waxyaabihii laga wadahadlay ee ay labada dhinac ku heshiiyeen. Dhinaca beesha Mareexaan xubnaha u matalayay waxaa ka […]

April 27th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Koox taageersan ururka Daacish oo ku tababaraneysa xerooyin ku yaala Soomaaliya + Video

Dac2

Koox taageersan ururka Daacish ee ka dagaalama dalalka Suuriya iyo Ciraaq isla markaana uu hoggaamiyo Sheekh C/qaadir Muumin ayaa bilowday dhaqdhaqaaqyo ay ka sameyneyso gudaha wadanka Soomaaliya. Hoggaamiyaha Daacish-ta Soomaaliya ayaa ka soo muuqday Video isagoo dhex taagan boqolaal ka tirsan maleeshiyada kooxdaasi oo u badan caruur, kuwaasi oo tababar ku qaadanaya xero tababar oo […]

April 26th, 2016 | Posted in sawirro,video | Read More »

Tuugo Qaab Cusub dadka ku dhici jirtay oo lagu qabtay Muqdisho

1

Ciidamada booliiska Saldhiga Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Labo nin oo burcad ah, kuwaa oo watay hub been abuur ah iyo gaari ay dadka wadooyinka maraya uga dhici jireen moobeelada iyo sidoo kale Cumputerada gacanta lagu qaato. Labadan nin ay qabteen ciidamada booliiska ayaa wadooyinka ku ugaarsan jiray dadka ay u arkaan […]

April 26th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Ilka Xanaf: “Garsooraha hadaan amnigiisa la sugin way adkaaneysaa in la helo cadaalad” + Sawirro

9-5

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan cadaaladda iyo garsoorka, waxaana ka soo qeyb galay madaxda hay’adaha garsoorka iyo laamaha cadaaladda Dowladda Federaalka iyo maamulada gobolada ee qaybta ka ah federaalka ee dalka. Mas’uuliyiinta ka qaybgashay shirka ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Mudane Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf, […]

April 26th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Sheekh noloshiisa caan ku ahaa mucjisooyin kala duwan oo lagu siyaartay deg.Warsheekh+Sawirro

4

Degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe waxaa lagu soo gabagabeeyay siyaarada Sheekh noloshiisa caan ku ahaa mucjisooyin kala duwan isla markaana ka mid ahaa caalimiinta Soomaaliyeed ee ku caan baxay fidinta diinta Islaamka, barashada Qur’aanka iyo cilmiga qeybihiisa kala duwan. Siyaarada Sheekhaan oo lagu magacaabo Sheekh Maxamuud Ow Xasan (Sir maqabe) ayaa waxaa ka […]

April 25th, 2016 | Posted in islam,sawirro | Read More »

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la dhaariyay + Sawirro

IMG_6630

Guddiga doorashooyinka dawladdda Puntland oo ka kooban 9-xubnood isla markaana uu dhowaan cod Aqlabiyad leh ay ku meel mariyey Baarlamaanka Puntland ayaa maanta 25-April-2016 waxaa lagu dhaariyey xafiiska Madaxweyne ku-xigeenku uu kuleeyahay qasriga madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe. Munaasabadda dhaarinta guddiga ayaa waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha Eng […]

April 25th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Dagaalyahano ajnabi ah oo lagu qabtay gobolka Bay iyo Al-Shabaabkii ugu badnaa ee mar kaliya is qarxiya + Sawirro

q-2-1

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahano ajnabi ah oo ka barbar dagaalamayay ururka Al-Shabaab howlgallo ka dhacay degaano ka tirsan gobolkaasi Bay. Afhayeen u hadlay maamul goboleedka Koonfurta Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay saxaafada u soo bandhigayaan saraakiil ajnabi ah oo la safnaa maleeshiyada Al-Shabaab, isagoona sheegay inay sidoo […]

April 25th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

C/raxmaan Odowaa oo kulan la yeeshay madaxda G/Banaadir ee Guddoomiyahooda maqan yahay

odi_2

C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) Wasiirka arrimaha gudaha ayaa maanta kulan la qaatay madaxda maamulka Gobolka Banaadir ee uu ka maqan yahay Guddoomiyahooda Yuusuf Xuseen Jimcaale. Kulanka oo ujeedkiidu ahaa inuu Wasiirku kala hadlo maamulka gobolka Banaadir arrimaha nabadgelyada iyo horumarka gobolka Banaadir uu gaaray tan iyo markii uu yeeshay Guddoomiye cusub ayaa la iskula soo […]

April 24th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Haweenka Puntland oo kulan gaar ah yeeshay ‘Ballanqaadka marwada Madaxweynaha’ + Sawirro

1-42

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka dhacay kulan gaar u ahaa haweenka, waxaana kulankaasi ka qeyb galay Drs. Hodan Siciid Ciise oo ah marwada Madaxweynaha Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas. Sidoo kale kulankaasi waxaa ka qeyb galay ku dhowaad boqol haween ah oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada Puntland, […]

April 23rd, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Jaaliyadda beesha Warsangeli Harti Abgaal oo kulan weyn ku yeelatay magaalada Cape Town + Sawirro

warsan_4

Kulankaan oo ahaa mid Sanadle ah oo ay si weyn usoo qaban qaabiyeen waxgaradka iyo aqoon yahanada beesha Warsangali abgaal ee magaalada cape town, ayaa waxaa uu ka dhacay xaafada Bellville ee Soomaalidu ku badan tahay ee dalka Koofur Africa. Waxaa Joogay xarunta lagu qabanayay kulankaan waxgarad, aqoon yahano, dhalinyaro qaar ka mid ah wakiilada […]

April 22nd, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo xariga ka jaray xarun casri ah

IMG_6353-740x493

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Camey ayaa maanta oo Arbaco ah xariga ka jaray xarun cusub oo loo dhisay wasaaradda arimaha gudaha iyo hormarinta reer miyiga Puntland. Xarunta oo ka kooban labo dabaq ayaa dhismeheedu in muda ah ka socday Garowe, waxaana Puntland ka caawiyey Ha’yaddo Caalami ah, Wasiirka arimaha gudaha iyo ku […]

April 20th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

C/Weli Gaas oo booqday warshad hubka u sameysa Itoobiya+Sawirro

hubka_9

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u joogaa magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ayaa waxa uu kormeer ku tegey warshadda hubka, Rasaasta, Gawaadhida dagaalka iyo kuwa raaxada ee dalka Ethiopia ee lagu magcaabo METEC IYO GAFAT. Kormeerka ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey Wasiirka Ganacsiga iyo Warsha Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle, […]

April 20th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Mowjado xoogan oo hakiyay howlihii dekedda Muqdisho ‘Cabsida ka jirta xeebaha Soomaaliya’ + Sawirro

IMG_2855

Gelinkii dambe ee maanta waxaa hakad ku yimid howlihii dekedda kaddib markii ay xarkaha goosteen laba Markab kuwaasi oo isku dhacay, taasi oo sababtay mowjado xoogan oo maanta ka dhacay xeebaha magaalada Muqdisho. Shaqaalaha Dekedda Muqdisho ayaa ku guuleystay inay degdeg ugu gurmadaan labada markab oo markii dambe marsada dib ugu xireen, hase yeeshee waxaa […]

April 19th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo Sacuudiga kula kulmay Madaxweynaha Bankiga Islaamka

a (2)

Magaalada Jiddah ee wadanka Sacuudiga waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay yeesheen Madaxweynihii Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Bankiga Islaamka Dr. Ahmed Mohamed Ali Madani, kulankaasi oo labada dhinac uga wadahadleen arrimo ku saabsan xaaladda dalka. Ex Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa Sacuudiga ku tegay casuumaad uu ka helay […]

April 19th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Dad loo heysto qaraxii diyaaradda Daallo oo maxkamad la soo taagay

cor_2

Waxaa maanta Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, lasoo taagay dad loo heesto in ay ku lug lahaayeen Qaraxii ka dhacay Diyaarada Daallo Airline, taariikhdu markay aheed 2/2/2016-ka xili ay Diyaarada ka duushay Garoonka Aadan Cadde. Dadka Eedeesanayaasha ah ee maanta lasoo taagay Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa tiradooda gaareysay 13-qof, kuwaa […]

April 19th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

Wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho + Sawirro

IMG_4613

Wafdigan oo ka socday dowladda hoose ee Istanbul oo shalay soo gaaray magaaladda Muqdisho iskuguna jiray mas’uuliyiin iyo ingineero ka socda dalka Turkiga ayaa qiimeyn ku sameeyay qorshaha dib u dhiska waddada 30-ka oo ka mid ah waddooyinka halbowlaha u ah isu socodka magaalada Muqdisho. Socdaalka qiimeynta wafdigan ay ku tageen waddada Sodonka ayaa waxaa […]

April 18th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

R/W Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Istanbul

1-16

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga uga qeyb galay shirweynihii dalalka Islaamka oo looga hadlayay kala qeyb sanaanta ka dhex jirta dunnida Islaamka, la dagaalanka kooxaha argagaxisada ah ee sida xun u adeegsanaya magaca Islaamka. waxana kulankan martigeliyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab […]

April 17th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

C/Weli Gaas: “Socdaalkeyga Addis Ababa waa laba arrimood” (Dhageyso)

1

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya, iyadoo garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ay ka sagootiyeen madax ka tirsan xukuumadiisa. C/Weli Gaas oo garoonka diyaaradaha kula hadlayay weriyeyaasha ayaa sheegay in socdaalkiisa laba arrimood la xiriiro, wuxuuna arrinta koowaad ku sheegay inuu kulamo la yeelanayo […]

April 15th, 2016 | Posted in Dhageyso,sawirro | Read More »

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka caalamiga ah ee Mareykanka ka furmay + Sawirro

MG_4979

Shir sanadle ah oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka furmay magalada Washinton ee dalka Mareykanka kaasi oo ay ka qeyb galeen wafuud kala duwan oo ka kala socota dowladaha caalamka. Dowladda Soomaaliya ayaa shirkani waxaa uga qeyb galay wefdi uu hogaaminayo wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya […]

April 15th, 2016 | Posted in sawirro,Wararka | Read More »

muun