Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

11 sanno jiro Soomaali ah oo Wacdaro ka dhigay tartanka Jaamacdda Carabta + Sawiro

12654693_10154119639366091_3477162386700829313_n

Dhalinyaro mataleysa SOOMAALIYA, ayaa ciyaar wanaagsan ka muujiyay tartan kubadda cagta ah oo ka socda dallka Qatar kaas oo loo qabtay caruur da’dooda ku egtahay 11 sano oo ka kala socda iskuullo ku yaalla 15 dal oo Jaamacadda Carabta ku mideysan. Dhalinyaradaan oo iskuuleey ah, ayaa waxaa tartanka u qabtay Telefishinka JEEM TV oo arimaha […]

February 11th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

JEEM CUP ” Da`yarta  Emirates oo Barbardhac  ka helay Soomaaliya

03-Somalia_JeemCup 2016

DOHA:  Da`yarta Ciyaartoyda Iskuulka Muqdisho  ee ku guuleystay tartankii Jeem Cup ee Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo 05 December 2015 lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Muqdisho Tartankaasina ay ku guuleysteen Iskuulka Muqdisho oo iminkana matelaya Soomaaliya qeybna ka ah Ciyaaryahanada  uga qeybgalaya Tartanka […]

February 9th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Kooxaha Chelsea iyo Man utd oo kala  jabsaday 3 dhibcood ee  Horyaalka ingiriiska

1

Kulan adag oo la wada sugayay kana Tirsanaa Meertada 25 ee Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 ayaa waxa uu dhexmaray 2 naadi ee xifaaltanku ka dhaxeeyo Chelsea iyo Man Utd waxaana Ciyaartaan oo aheyd mid adag ay ku soo idilaatay waqtigii loogu talagalay 1-1 iyadoo kooxda Martida loo ahaa ee Chelsea ay Goolka barbaraha la timid Daqiiqadii […]

February 8th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Somalia: Football development courses launched in Puntland state

01 (1)

Somali Football Federation has on Saturday (February, 6) launched three football development courses in the semiautonomous Somali state of Puntland, North east of the country. The courses which are part of SFF’s regional football development scheme through the [Spread the football] initiative, have gathered 85 trainees who are 40 referees, 30 coaches and 15 football […]

February 7th, 2016 | Posted in Football,La test News,Sports | Read More »

Kooxda Leicester City oo la celin la yahay ka dib markii ay quusiyeen Man city

30EF961500000578-0-image-a-26_1454765308403

Waxaa la ciyaaray 6-2-2016 Kulamo ka Tirsan Meertada 25 ee Horyaalka ingiriiska,waxaana Kulamadaasi ugu tun weynaa kii u dhaxeeyay Kooxaha safka hore kaga jiray Hogaanka Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 ee Man City vs Leicester City waxaana Ciyaartaan  Ku adkaaday 1-3 Kooxda Hogaamineysa Horyaalka ee oseysay Horyaalka Ingiriiska oo BadiyayLeicestar City oo ah koox la loodin la yahay […]

February 7th, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

FADEEXAD CUSUB: Xiriirka K/Koleyga Soomaaliya oo is hortaag ku sameeyay Gabdho ka qeyb geli lahaa tartan caalami ah

4

Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa hareysay fadeexad cusub, kaddib markii uu is hortaag ku sameeyay gabdho dalka dibadiisa uga qeyb geli lahaa tartan Isboorti, taasi oo keentay in xubnaha xiriirkaasi uu soo dhex galo khilaaf arrintaasi la xariira. Hana Xasan Mire, Nasro Maxamed Maxamuud iyo Ilhaan Qaasim Cabdi ayaa magaalada Muqdisho waxay maanta kulan qado […]

February 4th, 2016 | Posted in Basketball,Wararka | Read More »

Ranieri iyo Kooxdiisa Leicester kaftan ma ogola waxa ay legaday Liverbool……..

article-3428862-30D615B900000578-782_964x379

Waxaa Xalay La ciyaaray Kulamo ka Tirsan Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 Meertadiisa 24,waxaana Kulamadii dhacay lagu hakiyay Kooxda Arsenal oo waayadaan Hogaanka Horyaalka ka soo dhexmuuqaneysayka dib Markii ay Barbardhac 0-0 la gashay Kooxda Southampton oo Marti u aheyd. Kooxda Leicester City oo Hogaanka ku qabatay 50 Dhibcood ayaa 2-0 ku sagootisay Kooxda Liverbool oo marti […]

February 3rd, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Barcelona oo meel iska saartay Athletico Madrid hogaankana la wareegtay

1

Kulan la wada sugayay kana Tirsanaa Meertada 22 ee la ligaha Spain 2015-2016 ayaa dhexmaray Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid,waxaana ciyaartaasi oo aheyd mid adag Kooxda Atletico Madrid lagu sagootiyay 2-1   Ciyaarta Waxaa ku bilaabay Gool Daqiiqadii 10 Xidiga Khadka dhexe ee Atletico Madrid Koke Balse Kooxda Martida loo ahaa  waxa ay goolkaasi ka […]

January 31st, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Maxaa Caawa Kala heysta Barcelona iyo Athletico Madrid, Messi  vs Griezmann

FGN551-0

Waxaa usbuucaan la ciyaari doonaa Kulamo ka tirsan  Lugta la ligaha Spain 2015-2016 oo aysan fari ka qodneyn,waxaana Kulanka ugu tun weyn Todobaadkaan uu dhex mari doonaa Sabtiga Hadii Alle idmo Kooxaha Barcelona vs Athletico Madrid oo min 48 Dhibcood ku hogaaminaya Horyaalka walow Barcelona Ciyaar Baaqi ah ay gacanta ku heystaan. Kulanka labada Naadi […]

January 30th, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Wax ka baro Xidigihii Gobolka Banaadir u Matalayay Ciyaarihii Gobolada 1981-kii.

image

Tartankii Ciyaaraha Gobolada Barisamaadkii waxa uu ahaa Koob aaad loo qadarin jiray waxaana Koobkaan ka soo  Bixi jiray inta badan Xidigaha Ugu Caansanaa Kubada Cagta,waxaana la qaban jiray 2 wareeg iyadoo Casimada Muqdisho lagu qaban jiray wareega labaad ee 8 Gobol. Hadaba Waxaan idin soo gudbineynaa Xidigihii Xulka kubada Cagta Gobolka Banaadir u Matalyay Koobkii […]

January 29th, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Kooxaha Liverbool iyo  Man city oo isagu soo haray Finalak Koobka Capital-One

capital-one-cup

Koobka Capital-One ee dalka ingiriiska laga qaban qaabiyo Xili ciyaareed kasta horana loogu aqoon jiray Koobka Carling Cupka waa ka tun weyn yahay Fiinalkiisa Xili ciyaareedkaan 2015-2016,waxaana isagu soo haray 2 naadi oo caan ah kuwaasoo akla ah Liverbool iyo Man city oo sami fianlak 2 lugood ee la ciyaaray iska soo akla reebay Kooxaha […]

January 28th, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Somali FA donates 120 beds and football equipment to a children’s rehabilitation Centre

Somali FA presient Abdiqani Said Arab RIGHT during the equipment presentataion ceremony

As part of its humanitarian program, the Somali Football Federation donated 120 beds and football equipment to the country’s main children’s rehabilitation centre through the Somali correction troops who runs the centre. The centre holds hundreds of children and teenagers including some from poorer families, children whose parents died in Somalia conflicts and street boys. […]

January 27th, 2016 | Posted in La test News,Sports | Read More »

Muran ka taagan garoon 53-sano ka dhisnaa deg. Boondheere oo guryo laga dhisanayo (Akhriso wareegtada + Sawirro)

3

Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa lagu sheegay inuu haweeney ku wareejiyay garoon lagu ciyaaro K/Cagta oo ku yaala degmada Boondheere, garoonkaasi oo ah midkii ugu dhallinta badnaa degmadaasi. Garoonka K/Cagta Waamo ee degmada Booondheere oo ka soo horjeeda xarunta degmada Boondheere ayuu ku wareejiyay Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale haweeney […]

January 25th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

Kooxda Arsenal oo Guuldaro  ka soo gaartay Chelsea

article-3414594-3089572E00000578-926_636x398

Kooxda Arsenal oo safka hore kaga jirtay Hogaaminta Horyaalka Ingiriiska 2015-2016 ayaa dhaafi weysay Kooxda ay Xifaaltamaan ee Chelsea kana dhisan Caasimada Ingiriiska ee london.waxaana Arsenal oo marti loo ahaa Looga Badiyay 0-1,guuldaradaasi oo ka curyaamisay inay Hogaanka ku sii dhaganaato Kulanka loogu magacdar Derby London oo ay labadaan Naadi Fooda iskud araan 2 Meerto […]

January 25th, 2016 | Posted in Football,sawirro,Sports,Wararka | Read More »

Taariikhda Ciyaaryahanad Astur Jeenyo oo aan soo koobay.+Swairo

image

Xidigtii Kubada Koleyga Soomaaliya ee Barisamaadkii Astur Jeenyo Magaceeda oo sadexan waa Astur Jaamac Cilmi,waxay ku dhalatay Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug 1962,waxaana ay ku soo barbaartay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir oo ka mida degmooyinka Caanka ah ee Caasimada Muqdisho Marka aan Astur ka hadalno nolosheeda iyo sidii ay ku bilowday Ciyaaraha,runtii waxa […]

January 23rd, 2016 | Posted in Basketball,Sports,Wararka | Read More »

muun