Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Tacsi You are browsing entries filed in “Tacsi”

Maamulka Hoteel Amiira oo Tacsi u Diraya Qoyskii uu Ka Baxay Danjire Xasharo

tacsi

Drsa.Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim Xaawo Cariif Qaasim Cabdikeriim Cariif Qaasim Iyo Xaaskiisa Sucaad Shuuriye Dr.Cismaan Xaaji Yuusuf Dr.Maxamed Xaaji Cali Drsa Shugri Cali Shido Sucaad Maxamed Xasan Nabadoon Bootaan Caasho Jaamac Khadiijo Caato Cabdirashiid Banyaa Maamulka Sare Ee Hoteel Amiira Shaqaalaha Kala Duwan Ee Hoteel Amiira Waxa Ay Si Wada Jira Tacsi Ugu Dirayaan Dhamaan […]

May 18th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Sheekh Shuute Sheekh Cali Maye

MADAXWEYNE-XASAN-1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabkii Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Sheekh Shuute Sheekh Shariif Sheekh Mukhtaar Sheekh Maxamed Sheekh Cali Maye oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. “Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Anigoo ku hadlaya magaca Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan u tacsiyeynayaa qoyska, […]

May 14th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Beesha SADE ee Australia & New Zealand Oo Tacsi ka direysa Geeridii UGAAS CIISE

UGAAS333

Iyadoo shalay si aan hore loo arag oo Kumamaan dadweyne madax u badan ay ka qeybgaleen aaskii heerka qaran ee Qubuuro ku yaala Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgduud loogu sameeyey ALLAHA u raxmadee UGAAS CIISE UGAAS CABDILLE, ayaa dhambaal kale oo tacsi ah waxa warbaahinta soo mariyey Jaaliyadda Beesha SADE ee dalalka Australia iyo […]

May 12th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Australia Oo Ka Tacsiyeysay Geeridii Ugaas Ciise Ugaas Cabdille

Ugaaska_Sade

Xilli uu xanuunka geeridii ALLAHA u naxariistee Ugaaska Beesha SADE ee Bari Ugaas Ciise Ugaas Cabdille, wada taabatay dhammaan umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba, ayaa waxaa tacsi tiiraanyo iyo murugo leh ay inaga soo gaartay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Australia. Gudoomiye Xasan Maxamed Cigaal (Dhoombe) oo matalaya, kuna hadlaya magacooda Jaaliyadda ku dhaqan […]

May 10th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi: waxaa magaalada Mogadishu maanta ku geeriyooday Ugaaskii Beesha Mareexaan Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle

image

Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho Iabitaalka Deva Ku Geeriyooday Ugaaskii Beesha Mareexaan Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo Wayaadadii Danbe Xananuunsanaa,Waxaa Halkaan Si Wada Jira Tacsi Uga Diraya. Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr.Maxamed Xaashi Cabdi Iyo Qoskiisa Drsa.Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim Xaawo Cariif Qaasim Cabdikeriim Cariif Qaasim Dr.Maxamed Xaaji Nabadoon Bootaan Sucaad Maxamed Xasan Dr.Cismaan […]

May 9th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi: Xaajiyo Xaliima Cali oo Muqdisho ku geeriyootay

tacsi1

Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 6/5/2016 ku geeriyootay magaalada Muqdisho XAAJIYA XALIIMA CALI CADDOW oo da’adeda lagu qiyaasay 91 jir—faraca ay adduunka uga tagtay waxay gaarayaan 57 ruux- Waxaana looga tacsiyeyhaa Cali Xasan Gaafow (Layloon) iyo reeer Cali Caadow IYO FARACI AY ABOOTADA U AHAYD OO – Axmad M. Calasow iyo xaaskiisa Faadumo Xasan Hilowle – Shukri A. Calasow […]

May 6th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto Xaajiyo Cawralo Tuurxume

tacsi1

Dhammaan bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, Madaxda Shabakadaha Somaliweyn Xuseen Cabdi Calasow iyo milkiilaha shabakadda Shaaciye Xuseen Madobe, Weriyeyaasha kala ah: Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo), Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), Muuse Maxamed Cusmaan, C/llaahi Maxamed Cumar (Mucjis), Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra), C/Casiis Xasey Golf, C/raxmaan Alif, C/llaahi Naanow, Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto). Dhammaan weriyeyaasha kor ku xusan waxay […]

April 25th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto Sheekh Cumar Sh. Ibraahim Yare

tacsi1

Gudoomiyaha Jaaliyadda Bristol ahna Qasnajiga Jaaliya da UK Axmed Xasan Geedoow. Maxamed Sayid Cumar Cali Maxamed Xeyle Althaani Proffesor Cumar Sabriye (Cumar Brother) Axmed Cabdulle Jimcaale Cali Macalin Xasan (Cali Hindi) Muuse Qaasim Goley Xassan Qaado Maxamed Xuseen USA Cabdiraxmaan Xuseen Xasey Maxamed Guutaale Cabdulqaadir Mooleey Cabdullaahi Muuse Jugweyn Nuur Cumar Cali Dubad Abuukar Hadaafow […]

April 20th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

DAAWO Siday u Dhacday – Boqolaal Soomaali ah Oo Ku Dhintay Badweynta Masar & Greece

Tahriibayaal_Soomaaliyeed Oo Ku Dhintay Masar_Taliyaaniga

INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN : FIIRSO Masiibadaan Sida ay u Dhacday ! In ka badan 400 oo Tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo dooni ka soo baxday Masar kula degtay badweynta Talyaaniga iyo Giriigga. Fariinta waa muhiim sii faafi laga yabaa dad in ILAAHAY ku anfaco oo tahriibka ka baaqdaan. Tahriibayaashii la soo badbaadiyey oo […]

April 18th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Tacsi,video,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim

unnamed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u naxariistee marxuum Xaaji Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim Sheekh Maxamuud oo xalay ku geeriyoday magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa ka mid ahaa culumaa’diinka iyo nabadoonada Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka qaatey wacyigelinta iyo waxqabadka bulshada. “Innaa Lillaahi […]

April 17th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir

tacsi

Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii iyo Ehelkii oo ka baxay Marxuum Dr. Abdi Aw Dahir Ali Gaax. Waxa aanu ka tacsiyadaynaynaa Geerida Naxdinta leh ee ku timi Marxuum Dr. Abdi Aw Dahir. Tacsidan waxa diraaya: 1- […]

April 8th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Gudoomiyihii Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Mozambique Oo Geeriyooday (2004 ilaa 2016 – Arag Sawirada Aaskiisa)

Gudoomiye_Beeldaajiye_Oo_Geeriyooday_Somaliweyn

ALLAHA u naxariistee Marxuum C/risaaq Maxamed Cartan oo ku magac dheeraa “Beeldaajiye” ayaa xalay ku dhintay Isbitaal ku yaala dalka Mozambique, iyadoo geeridiisana ay si weyn uga naxeen dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Jaaliyadda ku nool dalkaasi. Wariye Maxamed Yaaqshid oo ka mid ahaa Wariyaashii Idaacadda “Somaliweyn Radio”  iminkana ku sugan Magaalada Nampula ee dalka […]

April 4th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH Oo Ka Timid Jaaliyadda Beesha SADE Ee Australia

sade-mahad

INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN : Iyadoo ay wali si xawli ah ku socdaan dhambaal-tacsiyadeedka loo dirayo ALLAHA u Naxariistee Marxuum Sade Mahad Dirir Guuleed, islamarkaana ahaa ganacsade caan ah oo gacan ka xaq-darani ku dishay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Somalia, ayaa waxaa dhambaalkii ugu tiiraanyada badnaa warbaahinta soo gaarsiiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee […]

March 30th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Tacsi:Cantar Naaji Sacad oo Xalay ku geeriyooday Malaysia

Cantar_Naaji

Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuuna Alfanaan Maclow oo ku hadlaayo dhamaan magaca fanaaniinta oo dhan waxaa halkan tacsi uga diraayaa, Al’ustaad Axmed Naaji Sacad oo xalay walaalkiis Cantar Naaji Sacad oo ku geeriyooday dalka Malaysia. Ilaahey waxaan ugu baryeynaa in janada fardowso ugu bishaareeyo iyo caruurtiisa iyo qaraabadiisa oo dhan in samir ilaah ka siiyo Amiin […]

March 30th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI Ilaahay Naxariistii Janno Ha ka waraabiyo Cabdi Xaaji Goobdoon

goobdoon

Ilaahay Naxariistii Janno Ha ka waraabiyo Cabdi Xaaji Goobdoon Annaga oo aad u tiiraanyeeysan guddoomaynana qadarka allah waxaan tacsi u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Ruugcadaagii Saxaafadda Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon oo ku Caanbaxay Waddaninimo iyo halgan ilaa uu ka geeriyooday wuxuuna marxuumku u adeegayey dalkiisa iyo dadkiisa ilaa ajalkiisu uu yimid.Ilaahay […]

January 26th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Rug cadaa Saxaafadda Soomaaliya ka tirsan oo geeriyooday

goobdoon

Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah odayaasha Saxaafadda Soomaaliya ayaa saakay geeri kedis ah ku timid isagoo ku sugan gurigiisa, waxaana geerida marxuumka si weyn uga naxay eheladiisa iyo dhammaanba bahda Saxaafadda Soomaaliyeed. Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon oo xilliyadii ugu dambeeyay noloshiisa ka tirsanaa bahda Wasaaradda Warfaafinta ayaa ka mid ahaa […]

January 26th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Duuliye Sare Cabdi Cismaan Faarax oo Muqdisho Ku Geeriyooday

tacsi-1

Waxaa Saakay Magaalada Muqdisho Ku Geeriyooday Duuliye Sare Cabdi Cismaan Faarax Cabdi Qooreey oo Mudooyinkaan Danbe Xanuunsanaa. Waxaa Si Wada Jira Halkaan Tacsi Uga Diraya Qoyska Reer Cariif Qaasim Drsa.Maryan Cariif Qaasim Xaawo Cariif Qaasim Cabdikariim Cariif Qaasim Qoyska Reer Cabdiyo Cali Madow Cali Xaaji Shirwac iyo Xaaskiisa Casho Maxamuud Faadumo Xaaji Shirwac Baarliin Cali […]

January 14th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

Madaxweynaha oo tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Xildhibaan Xuseen Warsame Samatar

unnamed

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii, Baarlamanka Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed, geeridii ku timid Marxuum Xuseen Warsame Samatar oo ka tirsanaa Baarlamanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuum Xildhibaan Xuseen Warsame uu ka mid ahaa xubnaha sida weyn uga soo shaqeeyey dib u heshiisiinta, mar bandanna […]

January 10th, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun (Wargelin)

SONY DSC

Waxaa xalay magaalada Odense ee dalka Denmark  ku geeriyooday  Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed.  Taariikhdu markay ahayd 31-12-2015 Geerida marxuumka waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaabtiisa. Waxaan,Anigoo ah Faarax Yaasiin Cismaan, tacsi gaar ah ugu  dirayaa caruurtiisa; Maxamed Jaamac maxamuud Axmed Jaamac Maxamuud Hodan Jaamac Maxamuud Maxamuud Jaamac Maxamuud Cabdalla Jaamac Maxamuud Yaasiin […]

January 3rd, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto marxuum Jaamac Max’ud

tacsi-1

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 31-12-2015 ku geeriyootay magaalada Odense ee dalka Denmark, Allaha u naxariistee Jaamac Maxamuud Maxamed. Geerida marxuumka waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Ehelka iyo Asxaabtiisa. Waxaan,Anigoo ah Faarax Yaasiin Cismaan , tacsi gaar ah ugu  dirayaa caruurtiisa; Maxamed Jaamac maxamuud Axmed Jaamac Maxamuud Hodan Jaamac […]

January 1st, 2016 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Allaha u naxariisto Cumar Colaad Axmed

tacsi-1

ABWAAN: Axmadey Cabdi Gaashaan C/qaadir shiikh Maxamuud shiqaalow bashiir salaad Bashiir Barre C/xafiid c/samad zaciimka Ceydiid C/raxmaan aadan Ciise Cali axmed Daahir Areey C/raxmaan cismaan Caabdi caato Abuukar Shiikh Diinle Xirka Maxamed Siciid C/Raxmaan maxamed Xaaji cabdi codeey Maxamed Salaad Herow Maxamed Maxamuud Absuge Duuliye. Dhamaan dhalinyarada degmada x/jajab iyo xamar weyne waxay Tacsi Tiiraanyo […]

December 7th, 2015 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

TACSI: Marxuum Caydiid Cabdi Maxamuud (Caydiid Xabashi)

tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Anagoo ah qoyska reer Axmed Cabdi Qadhabo Waxaanu TACSI tiiraanyo leh u direynaa, ugu horayn Hooyadey: Maryama Cabdi Maxamuud iyo Abtigay Maxamed Cabdi Maxamuud. Waxaan uga tacsiyeynenaa geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkood, anigana Abtigay, Marxuum Caydiid Cabdi Maxamuud (Caydiid Xabashi) oo maanta oo ay taariikhdu tahay 03.Dec.2015 […]

December 5th, 2015 | Posted in Tacsi,Wararka | Read More »

taaj