Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » video You are browsing entries filed in “video”

ILA FIIRSO : Kaftanka Sports-ka Oo Axadaan Ka Shidnaa Sidii Hore (29 May 2016)

Kaftanka_Sportska_29_May_16

Waa markale iyo Barnaamijkii aad baahintiisa barteena Somaliweyn.com uga barateen ee Kaftanka Sports-ka Oo Axadaan Ka Shidnaa Sidii Hore Mahadi-haka-gaadhee dhanka Daadihinta Barnaamijka waa Abdikadir Boss & Luul Shaaluu Fikir iyo Fariintaada Waa Fariid ~ Madaxsanidiin

May 30th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,Sports,video,Wararka | Read More »

Abwaan Sugaal oo soo saaray gabay dhiigga ku dhaqaajinaya “Sheekada huuhaa ka weyn”

abwaan-sugaal

Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar ayaa soo saaray gabay cusub oo ku dhaqaajinaya dhiigga, isla markaana xambaarsan qiiro wadaninimo, wuxuuna Abwaanku si toos ah u abbaarayaa dhibaatada maanta heysata Soomaalida iyo sida aanay ugu baraarugsaneyn dabinnada cadowgeeda la doon doonayo. Gabaygaan oo ah mid wadaniyadeed ayaa wuxuu abwaan Sugaal uga hadlayaa in Soomaalidu si u hurdeyso […]

May 30th, 2016 | Posted in fanka,video | Read More »

Hooyada dhashay wiil qirtay inuu ISIS ka tirsanaa oo sheegtay qaabka xagjirnimada looga hortegi karo

Daacish-Afduub-740x416

Muddo ka badan toban maalin waxaa magaalada Mineapolis ee gobolka Minesota dalka Mareykanka maxkamad ku taala ka socota dacwad la xariirta dhallinyaro Soomaali ah oo FBI-da Mareykanka ku heshay inay ka tirsanaayeen kooxda argagixisada ah ee ISIS. Hooyo wiilkeeda qirtay inuu ka tirsan yahay ururka ISIS oo magaceeda lagu soo gaabiyay Deeqo ayaa VOA-da uga […]

May 29th, 2016 | Posted in video | Read More »

War farxad geliyay qaxootiga oo ka soo baxay Jarmalka (Daawo)

Spain_badbaadiyey_qaxooti

Dowladda Jarmalka oo dalkeeda ay ku sugan qaxootiga ugu faraha badan ee ka cararaya dalalka ay dagaalada ka socdaan ayaa soo saaray sharciyo cusub, kuwaasi oo iyagu farxad gelinaya malaayiinta qaxootiga ku ah dalkeeda. Hoggaamiyaha Dowladda Jarmalka Angela Merkel oo khudbad dheer ka jeedineysay shirka dalalka warshadaha ku horumaray ee G7 ayaa madaxda ka qeyb […]

May 28th, 2016 | Posted in video | Read More »

VIDEO: Abuukar Cawaale oo furka tuuray, kaddib warar laga faafiyay “Baarlamaanka Mooshin ayaan geynayaa”

abukar-cawale1

Abukar Cawaale (Qaad-diid) ayaa war culus ka soo saaray guriga uu ka degan wadanka Ingiriiska, isagoona si kulul uga hadlay mashruuciisa uu qaadka uga joojinayo dalka Soomaaliya, isla markaana ku dhaawacayo xiriirka ganacsi ee ka dhaxeeya dalalka deriska ah. Waxa uu sheegay Abuukar Cawaale inaysan waxba ka jirin warar laga faafiyay oo sheegaya in dabley […]

May 28th, 2016 | Posted in video | Read More »

Majaajiliiste Caan ah oo baaq u diray dhallinyaro Yurub u goosatay (Daawo adigaa yaabi doonee)

norway

Majaajiliistaha caanka ah ee lagu magacaabo Abahaa ayaa ka hadlay xaaladda wadanka, shaqo la’aanta ka jirta, dhibaatada shacabka iyo arrimo kale, wuxuuna baaq u diray dhallinyaro Yurub u goosatay. “Yurub waxaa laga sheegaayay dhar la’aan ayaa la socdaa” ayuu yiri Abahaa oo sheegay in dhallinyaro fara badan oo qaarkood weriyeyaal ah ay Yurub u goosteen, […]

May 26th, 2016 | Posted in video | Read More »

ILA FIIRSO : Silaca South Africa & Kaamirada CCTV Oo Qabatay Tuugada & Qaabkay Wax u dilaan

Arag

Kaamirada Qarsoon ee Goobaha Ganacsiga lagu xirto, ayaa si toos ah u qabatay Tuugo Madow South African ah oo dil-bareer ah iyo dhac u gaystay Dhalinyaro Muwaadiniin Soomaaliyeed oo iska xoogsato ah ‪ILAAHOW‬ Adigaa na abuurayee Muwaadiniinteena ku amaanso meel kastoo ay dunida ka joogaan Waa Silaca aad intabadan mashqashaan ee Dalka K/Afrika ka dhaca, […]

May 25th, 2016 | Posted in Qurba-joogta,video,Wararka | Read More »

Ugaas Xasan: “Waxaan u dhaxeynaa xabbad iyo biyo, cid noo timidna ma jirto aaway dowladiini?” + Video

Beledweyne_Hiiraan

Iyadoo xaaladda dalka uu marayo xilli kala guur ah, ayaa madaxda Dowladda Federaalka waxay ku mashquuleen sidii loo gaari lahaa doorashooyin dadban inay dalka ka dhacaan iyadoo Madaxdeeda ugu sareysa la arkay dhowr goor dalka dibadda uga baxeen. Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gashay marxaladihii ugu xumaa kaddib markii ay isugu darsameen dagaal […]

May 25th, 2016 | Posted in video | Read More »

Sarkaalkii Xooga Iyo Dhererka Kaga Naxsaday Madaxweyne Barack Obama:- Daawo

Brack-Obama

Warbaahinta Caalamka iyo tan gudaha dalka Mareeykanka ayaa waxaa aad looga hadal hayaa Sargaal aad u xoogan una dhirir badan oo ka yaabsaday Madaxweynaha dalka Mareeykanka Barack Obama . Sargaalkan  oo lagu magacaabo Donald Thompson ayaa Aqalka cad ee dalka Mareeykanka waxaa lagu gudoon siinayay abaal marin dalacsiin ah balse Madaxweeyne Barack Obama ayaa dhib […]

May 24th, 2016 | Posted in video | Read More »

Ayaan Maxamed: “FBI-da Mareykanka iyagaa ku khasbaya caruurteena inay Suuriya aadaan”

hoyo-ayan1

Ciidamadda ammaanka wadanka Mareykanka iyo qoysaska Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan ayaa qaati kala taagan, iyadoo FBI-da Mareykanka ayaa baadi goob ku heyso dhallinyaro ka tirsan Soomaalida degan Minneapolis. Ayaan Maxamed Faarax oo ah hooyo saddex caruur ah oo ay dhashay la soo taagay maxkamad kaddib markii lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxaha argagixisada […]

May 24th, 2016 | Posted in video | Read More »

ILA FIIRSO : Kaftanka Sports-ka By Abdikadir Boss & Luul Shaaluu (22 May 2016)

Kaftanka_Sportska

Kaftanka Sports-ka Oo ah Barnaamij Axadle ah oo sidoo kalana ciddii uu seegay ay kaga bogan karto Warbaahinteena Somaliweyn.com ~ Waa Kulanka Dhalinta Maanta, Ha is Karinin Dhiigoo, Kurbo Yuusan Kugu Ridin, Kalmadaheena Qosolka ah, Kuleel Qaas ah Ha u arag. Waa Tebintii Abdikadir Boss & Mataantiisa Luul Shaaluu Ka Bogasho Wacan Saaxiibayaaaaaaal ~ Fikirkiisa […]

May 23rd, 2016 | Posted in Dhageyso,Qurba-joogta,Sports,video,Wararka | Read More »

Telefishanka Al-Jazeera oo warbixin fac weyn ka soo saaray Soomaaliya + Video

al-jazera

Telefishanka Al-Jazeera ee laga leeyahay wadanka Qadar kuna hadla luqado badan ayaa warbixin xiiso leh waxa uu ka diyaariyay dalka Soomaaliya, warbixinta oo lagu soo qaatay isbedeladii dalka ka dhacay tan iyo markii ay Soomaaliya ka baxday gacanta gumeystayaashii kala duwanaa. Xukuumadihii dalka soo maray Soomaaliya ayuu uga hadlay Telefishanka marxaladaha ay soo mareen sanadkii […]

May 23rd, 2016 | Posted in video | Read More »

Maxamed BK oo Hargeysa ka dhigay showgii uu ku waayay xubinimada kooxda Xiddigaha ‘Luuleey ruux gobaa tahay’ (Daawo Video)

bk2

Magaalada Hargeysa waxaa ka dhacay show ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen dhallinyaro rag iyo dumar isugu jira, kuwaasi oo iyagu si weyn u daneynayay wacdaraha iyo suugaanta uu halkaasi ku soo bandhigayo fannaanka Maxamed Saciid Cabdi (BK). Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa mid ka mid ah heesaha uu halkaasi ka qaaday oo lagu […]

May 22nd, 2016 | Posted in fanka,video | Read More »

DARDAARANKII UGU DAMBEEYAY: “Maanta waa maalin taariikhda ku qormeysa” (Video)

88

Iyadoo xaaladda dalka ay mareyso xilli loogu diyaar garoobayo isbedello siyaasadeed inay dhacaan isla markaana Dowladda Federaalka xilligeedu uu yahay mid faro-ku tiris ah, ayaa madaxda sare waxaa heysta culeyskii ugu ballaarnaa ee soo wajaha tan iyo markii looga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxay […]

May 22nd, 2016 | Posted in video,Wararka | Read More »

Prof. Samatar: “Somaliland haddii maalgelin looga dhigo 18-ka May way jabeysaa”

Prof-samatar

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi ayaa ka hadlay dabaaldegga 18-ka May oo ku beegan markii ay Somaliland ka go’day Soomaaliya inteeda kale. Waxa uu sheegay Prof. Samatar in maalintaasi ay tahay maalin wax badan la qabtay, hase yeeshee aanu ahayn ajande Qaran oo ballaaran, […]

May 21st, 2016 | Posted in video | Read More »

Kulankii dhallinyarada ee Villa Somalia: “Madaxweyne Soomaalida ma Amxaaro baa?” + Video

dhallinyaro

Kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen dhallinyaro ka kala timid dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayaa xalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaasi oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan oo caado u ah inuu mar kastaba dhoola caddeeyo ayaa kursiga ka dhici gaaray […]

May 21st, 2016 | Posted in video | Read More »

Fanaan isaga baxay fanka oo ka hadlay noloshiisii 25-ka sano ee Soomaaliya iyo Sacuudiga

shimali

Mid ka mid ah fannaaniinta caanka ah ee dalka Soomaaliya oo dalka ka qaxay sanadkii 1990-kii ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ku kalifay inuu fanka isaga baxo, isagoona ka hadlay noloshiisii Soomaaliya iyo Sacuudiga mudadii 25ka sano uu soo maray. Shimaali Axmed Shimaali oo ka mid ah fannaaniinta waaweyn ee dalka ayaa sheegay inuusan isagu fanka […]

May 20th, 2016 | Posted in fanka,video | Read More »

Odayaasha Hawiye oo ku baaqay kacdoon ka dhan ah Dowladda Federaalka

hawiye1

Odayaasha iyo waxgaradka beelaha Hawiye ayaa kulan degdeg ah oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen masiirka gobolka Banaadir iyo in dadkiisu ay door siyaasadeed ku yeeshaan doorashooyinka dalka ka dhacaya. Kulanka ayaa waxaa hadallo kul kulul ka jeediyay Imaam Imaam Maxamed Yuusuf, Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, Suldaan Maxamed Cabdi Shiddo iyo nabadoon […]

May 19th, 2016 | Posted in video | Read More »

Si toos ah halkaan uga daawo kulanka adag ee Baarlamaanka ‘Xildhibaano calaameynaya qodobo madaxdu il duufeen

Baarlamaanka-soomaaliya (1)

Xarunta golaha shacab waxaa daqiiqado kahor ka furmay mid ka mid ah kulamadii ugu adkaa ee ay yeeshaan Mudanayaasha tan iyo markii Baarlamaankaasi la yagleelay, iyadoo xildhibaanada loo qeybiyay qodobadii ka soo baxay heshiiskii madaxda Dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada. Kulanka baarlamaanka oo uu guddoominayo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa durba bilaabay inuu qaboojiyo xamaasadda […]

May 19th, 2016 | Posted in video | Read More »

VIDEO: Haweeney ilmeyneysa oo si dhib leh looga fujiyay shaatiga Madaxweyne Xasan

xasan-haween

Mid ka mid ah haweenka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa qoorta u gashay Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo sidii koollada u qabsatay shaatiga Madaxweynaha isla markaana ilmeyneysa, taasi oo si weyn ay ula yaabeen madaxda iyo ilaalada Madweynaha. Haweeneydaan oo sida muuqata u hadleysay dadka ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa si weyn uga xumaatay ugana qiirootay […]

May 18th, 2016 | Posted in video | Read More »

Kheyraadka u gaarka ah Puntland oo horumar lama filaan ah gaaray (Daawo muuqaal)

beeyada

Gobolada Waqooyi Bari ee Soomaaliya oo ka arrimiyo maamulka Puntland waxa uu ka mid yahay gobolada ay saameyeen burburkii dalka ka dhacay, hase yeeshee tobankii sano ee ugu dambeysay ayaa marba marka ka dambeysa waxaa sare u kacayay waxsoosaarka kheyraadka kala duwan ee goboladaasi u gaarka ah. Dalagga beeraha, geedaha beeyada, Badda, dhoofinta xoolaha iyo […]

May 17th, 2016 | Posted in video | Read More »

Dagaalka qabow ee Dowladda iyo ganacsadaha Jabuutiyaanka ah oo ku fiday Somaliland ‘Daawo siyaasi fashilay arrimo badan’

cise

Dalka Jabuuti oo dhowaan ay ka dhacday doorashooyin uu markii afaraad ku guuleystay Madaxweyne Ismaaciil Cumar ayaa waxaa horyaala howlo fara badan oo culus, iyadoo dhowaan Madaxweynuhu ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada cusub. Mid ka mid ah musharaxiintii lagaga guuleystay kursiga madaxweynimada dalka Jabuuti oo lagu magacaabo Saciid ayaa ka hadlay howlaha looga fadhiyo xukuumadda cusub […]

May 16th, 2016 | Posted in video | Read More »

taaj