Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

MAQAAL: SOMALIYA DOWLAD MA LEEDAHAY?

Ahmed_Alasso

Waa su’aal dadka qaar ay la yaabi doonaan waayoo magac dowlad waa jiraa laakin dadka fulinta u xilsaaran ma yihiin dad qaba ama dareemi kara mas’uuliyada ay xambaarsan yihiin iyo heerka ay gaarsiisan tahay. Dowlad dambe dalkaan kama dhalan doonto sidaan mar hore u saadiliyay. Sababtana waxay tahay dadka maanta xilalka ka haaya, ha ahaadeen […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaano eedeeyay Guddoomiye Jawaari iyo Laba Wasiir oo looga yeeray Baarlamaanka

baarlamaanka_-740x416

Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyay Guddoonka Golaha Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo faragelin ku sameeyay mooshin ku saabsan xasaanadda Xildhibaanada. Kulankii maanta uu yeeshay Golaha Baarlamaanka waxaa khudbad ka jeedisay Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye oo sheegtay in Guddoomiye Jawaari uu wado qorshe lagu baabi’inayo mooshin ay […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ciyaaryahan C/risaaq oo markii uu gool ka dhaliyay kooxda Lubnaan sameeyay tallaabo ay u qushuuceen daawadayaasha

cabdirisaaq

Tartanka da’ yarta ee ka socda dalalka Jaamacadda Carabta laguna magacaabo JEEM CUP ayaa maraya meel xasaasi ah, iyadoo kooxaha ka qeyb gelaya ay ka mid tahay dhallinyaro ka socota dalka Soomaaliya, kuwaasi oo soo hooyay guulo fara badan isla markaana muujiyay karti iyo firfircooni soo jiidatay ciyaartoyda ka socotay dalalka kale. Ciyaarta maanta oo […]

February 14th, 2016 | Posted in Football,Wararka | Read More »

VIDEO: Weligaa ma aragtay qof Jinni laga saarayo, hadana ka jawaabaya su’aasha la weydiiyo?!!

Jinka-Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa ku soo badanaya xarumaha dadka looga saaro Jiniga, iyadoo xarunta ugu shaqada badan ee ay ku xiran yihiin dadweyne fara badan ay iminka bilowday howl aad u culus oo dadka Jiniga looga saarayo. Dadweynaha Jiniga laga saarayo oo isugu jira Rag iyo Haween ayaa waxaa muuqaalkaan waxa uu ku saabsan yahay nin […]

February 14th, 2016 | Posted in video | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cumar oo Muqdisho ku qaabiley Wasiirka Ciidamadda ee UK

unnamed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u fadhida Soomaaliya Danjire Harriet Mathews, waxana ay ka wada hadleen horumarka ay gaartay Soomaaliya iyo doorka muhiimka ah ee dawladda UK ku leedahay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan dhismaha Ciidamadda . Kulanka Ra’iisal […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

DiyaaraddaTurkish Airlines oo mar kale dib u bilowday Duulimaadkii ay Muqdisho ku imaan jirtay

turkish-airlines-1

Diyaaradda Turkish Airlines oo Maalmihii la soo dhaafay aan ka soo dagin Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay maanta  ka soo degatay Garoonka diyaaradaha Muqdisho.     Diyaaradda Turkish ayaa Garoonka Muqdisho keentay Rakaab iyo sidoo kale Xamuul, waxaana ay meesha ka saareysaa arinkaasi Wararkii sheegayay in Diyaaradda Turkish Airlines ay Duulimaadkeedii […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo Faarujiyay Degaan ay gacanta ku hayeen.

ciidamadamisom

Wararka ka imaanaya Degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen islamarkaana halkaa ay la Wareegeen Ururka Al-Shabaab. Dadra deegaanka ayaa xaqiijiyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM Jabuuti ayaa faarujiyay Degaankaasi, islamarkaana waxaa halkaasi qabsaday Al-Shabaab. Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa iyagu shalay […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

R.Wasaare ku-xigeenka XFS oo ka qayb galay sanad guurada 56aad ee Aasaaska Ciidanka Cirka.

unnamed (1)

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 56aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Ciidamada Cirka Soomaaliya, munaasibadaas oo ay ka soo qayb-galeen Wasiiradda Gaashaandhiga, Cadaalada iyo dhamaan Hoggaanadda Ciidamada Qalabka sida. Hadal uu Munaasibadaasi ka jeediyay Mudane Carteh wax uu ugu horayn mahadnaq iyo salaan […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Simone Zaza oo Hogaanka horyaalka Talyaaniga u dhiibay Juventus…..

312DA5FE00000578-3445996-image-a-236_1455400496371

Dadaalkii Naboli ee mudooyinkaan ay ku horkaceysay Horyaalka Talyaaniga ayaa lumay xalay ka dib Markii 1-0 ay ku sagootisay Kooxda difaacaneysa Horyaalka Talyaaniga 2015-2016 ee Juventus waxaana goolka ay juventus kula Wareegtay Hogaanka Horyaalka Talyaaniga Gacanta ka saaray Weeraryahankooda Simone Zaza Daqiiqadii 88 ee dhamaadka Ciyaarta. Guuldarada ku dhacday Naboli waxa ay kka celisay inay […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya qodobo ka mid ah dastuurka oo wax laga bedalay

Baarlamaanka4-500x334

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan barlamaanka la horgeynayo Qodobada Dastuurka ku jira ee dib u eegista ay ku sameeyeen Guddiga Madaxa Banaan iyo Gudiga Dastuurka ee Baarlamaanka. Cabdisalaan Axmed Caato Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in Golaha wasiirada ay yeesheen shir aan caadi ahayn, kaasi oo […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Xulka Qaranka ee dalka Democratic Republic of Congo oo lagu abaalmariyey gawaari Casri ah.

IMG-20160209-WA0028

Madaxweynaha Democratic Republic of Congo Joseph Laurent Kabila wuxuu Ciyaaryahan kasta oo ka mid ah Xulka K/cagta ee Qarankiisa gudoonsiiyey gaari cusub oo midkiiba qiimihiisu yahay 60.000 oo Dollars. Mr.Kabiila wuxuu gaadiidkaasi u qeybiyey 23 Ciyaartoy iyo 7 Saraakiisha Kooxda, kadib markii ay ku guuleysteen Koobka Qaramadda Afrika “The African Nations Championship (Chan)” oo lagu […]

February 14th, 2016 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Jarmalka kulamo kula yeeshay madax iyo diblomaasiyiin

unnamed (2)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka qeybgalaya shirka arrimaha amniga caalamka ee Munich Security Conference (msc2016), ayaa maanta kulamo la qaatey madaxa iyo diblomaasiyiin kale. Madaxda uu Madaxweynaha la kulmay waxaa ka mid ah Jan Eliasson oo ah Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Norway, Børge […]

February 14th, 2016 | Posted in caalamka,sawirro,Wararka | Read More »

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlayay dib-u-eegista Dastuurka KMG ah.

unnamed (3)

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay kamid yihiin, geedi socodka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maraya heer-gabo-gabo ah. Wasiirka Dastuurka ee Xukuumada Federaalka Soomaaliyeed Mudane […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Ruushka oo ka digay Dagaal Caalami ah hadii ciidamo la keeno Siiriya

putin-on-russian-jet-shooted-down-by-Turkey

Raysalwasaaraha Ruushkha Dmitry Medvedev ayaa ka digay in ciidamo ka socda dalalka Carabta loo diro wadanka Siiriya, tilaabadaasi oo uu sheegay inay keeni karto dagaal Caalami ah oo ka duwan kan hada ka socda dalkaasi. Dmitry Medvedev oo todobaadkan wareysi siiyey jariirada Handelsblatt oo kasoo baxda dalka Germany, ayaa mar la weydiiyey sida uu arka […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo deeq gaarsiiyay ciidamada Shabaab ka saaray Biyacadde

biyo-cadde

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe Cali Guudlaawe Xuseen iyo madax ka tirsan maamulkiisa ayaa 8-sano kaddib booqday degaanka Biyacadde oo dhowaan laga saaray maamulka ururka Al-Shabaab ee ka talinayay halkaasi. Cali Guudlaawe ayaa kulan la qaatay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Biyacadde, isagoona ugu deeqay xoolo nool oo ka koobnaa Ari iyo Ido […]

February 14th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

muun