Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Home » caalamka You are browsing entries filed in “caalamka”

Haweeney madow ah oo tallaabo lama filaan ah kala kulantay Askari loo soo diray inuu xiro

police1

Dalka Mareykanka waxaa ka dhacday qiso layaab leh oo ku saabsan haweeney madow ah iyo askari cadaan ah isla markaana loo soo diray inuu soo xiro haweeneyda madowga ah kaddib markii lagu soo eedeeyay inay ku kacday fal xatooyo ah. Askariga cadaan ah ayaa markii uu yimid guriga haweeneyda la soo eedeeyay waxa uu su’aalay […]

April 30th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Mandella oo taallo looga magaalo ku taala dhulka reer Falastiin

mandella

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Nelson Mandella oo geeriyooday ayaa taallo looga taagay magaalo ku taala dhulka reer Falastiin, taaladaasi oo dhererkeeda gaarayo Lix-Mitir ayaa laga taagay bartamaha magaalada Ramallah. Madaxweynaha Dowladda Falastiiniyiinta Maxamud Cabaas, madax ka tirsan xukuumadiisa iyo boqolaal dadweyne ah ayaa ka soo qeyb galay munaasabadda lagu taagayay taallada Nelson Mandella […]

April 27th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

DEGDEG: Xaaska madaxweynihii hore ee dalka Kenya oo magaalada Nairobi ku geeriyootay ‘Haweeney ninkeeda ka adag’

lucy-kibaki1

Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa goor dhow ku geeriyootay Ms Lucy Kibaki oo ahayd xaaska Madaxweynihii hore ee dowladda dalkaasi Mwai Kibaki, kahor inta aan xaalad caafimaad loogu qaadin isbitaal ku yaala dalka Ingiriiska kaasi oo lagu magacaabo Bupa Cromwell. Madaxweynaha dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa qoraal uu ka soo saaray madaxtooyada looga […]

April 26th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Sarkaal ka tirsan Dowladda Burundi oo lagu toogtay Bujumbura

Athanase Kararuza

Janaraal ka tirsan Dowladda Burundi ayaa maanta lagu toogtay bartamaha magaalada Bujumbura oo ah caasimada dalkaasi, kaddib markii rag hubeysan ay rasaas la dhaceen halkaasi oo uu ku geeriyooday. Sarkaalkaan oo lagu magacaabi jiray Jan. Athanase Kararuza ayaa isagu ahaa madaxa ammaanka iyo hubka Dowladda Burundi, waxaana la toogtay xilli uu la socday xaaskiisa iyo […]

April 25th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Madaxweynaha Mareykanka oo ka degay magaalada Hannover ee wadanka Jarmalka

hannover

Magaalada Hannover ee wadanka Jarmalka waxaa goor dhow ka degtay diyaaradda gaarka ah ee Madaxweynaha dalka Mareykanka, halkaasi oo uga bilaabatay booqasho uu ku joogay dalkaasi Jarmalka. Madaxweyne Brack Obama iyo xaaskiisa Michelle Obama ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay madaxda dalka Jarmalka oo ay hoggaamineyso Angela Merkel, Midowga Yurub iyo diblomaasiyiinta dalalka caalamka qaarkood. […]

April 24th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Koox hubeysan oo wasiir goboleed ku dilay dalka Pakistan.

soran singh

Dabley hubeysan oo ka tirsan ururka Taliban ayaa toogasho ku dilay wasiir laga soo doorto gobolka Khyber Pakhtunkhwa asagoo ku sugnaa tuulo u dhaw caasimada gobolkaas ee Peshawar. Warbaahinta dalka Pakistan ayaa baahiyay in wasiirka la dilay oo la magu magacaabi jiray Sardar Soran Singh in kooxdii dishay oo baaskiil ama bushkuleeti watay ay baxsadeen. […]

April 23rd, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Obama oo booqanaya Boqoradda Elizabeth iyo aqalka looga taliyo Ingiriiska + Sawirro

obama-cameron

Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Brack Obama iyo xaaskiisa Michelle ayaa hadda soo gaaray aqalka Num. 10 ee looga taliyo dalka Ingiriiska, kaddib markii ay gurigeeda ku booqdeen boqoradda dalka Ingiriiska Queen Elizabeth. Booqashada Madaxweynaha Mareykanka oo qaadaneysa muddo saddex maalin ah, ayaa mudada uu joogo waxa uu kulamo kala duwan la yeelanayaa madaxda dalka Ingiriiska. Ammaanka […]

April 22nd, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Obama oo Boqorka dalka Sacuudiga kala hadlaya heshiiska Nukliyeerka Iiraan iyo arrimo kale + Sawirro

iba9

Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta boqortooyada dalka Sacuudiga ee Riyaadh.Wafdiga madaxweyne Obama waxaa garoonka diyaaradaha ee King Khalid kusoo dhaweeyay amiirka Riyaadh Faysal bin Bandar bin Cabdulaziz,Wasiirka arimaha dibada Caadil Bin Axmed Al-Jubeyr iyo safiirka Mareykanka ufadhiya Riyaadh Joseph W. Westphal iyo masuuliyiin kale. Madaxweyne […]

April 20th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

DEGDEG: Magaalada Jerusalem oo ka dhacay qarax ismiidaamin ay dad badan ku geeriyoodeen

Jurisalam

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jerusalem ee dalka Israa’iil ayaa sheegaya in bartamaha magaaladaasi goor dhow ka dhacay qarax xoogan oo geystay qasaarihii ugu ballaarnaa ee in muddo ah kaddib ka dhaca dalkaasi. Qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah looga adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa ku geeriyooday ilaa iyo toban ruux, […]

April 18th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Mooshinka xilka looga qaadayo Madaxweynaha Brasil oo la meel mariyay.

brasilpresident

Xubnaha golaha aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Brasil ayaa isku raacay in xilka laga qaado haweeneyda M/weynaha ka ah dalkaas ee Dilma Rousseff oo lagu eedeeyay inay awooda ku takri fashay.   Kulan ay xubnaha aqalka hoose yeesheen ayay ugu “Haa” ugu codeeyay mooshinka xil ka qaadista ah ee M/weynaha laga keenay waxaana mooshinkaan loo […]

April 18th, 2016 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Kenya oo dad u dhashay Taiwan u musaafurisay dalka China.

12974518_1009512515769446_7682295167245800049_n

Taiwan ( Republic of China ) waa dhul jasiirad ah oo ilaa 1945-kii ka tirsanaa dhul weynaha China , kacaankii Ka dhashay dalka China ayaa sabab u noqday in Taiwan ay 1949-kii ku dhawaaqdo in ay tahay dowlad ka madax banaan China. China waxey dadaal u gashay sidii aaney wax aqoonsi ah u heli laheyn […]

April 16th, 2016 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Shacabka Kurdida iyo Turkiga oo dagaal gacmaha la iskula tegay ku dhex maray dalka Jarmalka+Video

kurdi-turki

Magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka waxaa maanta ka dhacay dagaal gacmaha la iskula tegay oo dhex maray boqolaal qof oo ka soo kala jeeda qowmiyada Kuriga iyo Turkiga, waxaana halkaasi ka dhacay qasaare baaxad leh oo soo gaaray dadweynihii dagaalamayay. Ciidamada Booliska dalka Jarmalka oo fara badan ayaa la geeyay goobaha ay ku dagaalamayeen shacabka […]

April 15th, 2016 | Posted in caalamka,video | Read More »

Golaha xukuumadda Jarmalka ayaa isku raacay waqti kordhin loo samaynayo ciidamada Jarmalka Soomaaliya ka jooga.

f-rescues-a-20160402-870x580

Afhayeenka xukuumadda Jarmalka Steffen Seibert ayaa u sheegay warbaahinta in fadhigii ay wasiiradda Jarmalku iskugu yimaadeen ay ku meel mariyeen in la kordhiyo waqti ay ciidamada Jarmalku howlgalada ka wadayaan Soomaaliya iyo Mali. Afhayeenkaan ayaa sheegay in la meel mariyay in hawlgalka Jarmalka ee Soomaaliya oo tababar ah uu sii socon doono illaa illaa dabayaaqada […]

April 14th, 2016 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Ammaanka garoonka diyaaradaha Addis Ababa oo si weyn loo adkeeyay ‘Maxaa soo kordhay?’

airport1

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Addis Ababa ayaa si weyn loo adkeeyay, kaddib markii la keenay qalab casri ah oo lagu baaro rakaabka degaya iyo midka dhoofaya. Qalabkaan oo ah Scanner cusub isla markaana ah noocii ugu dambeeyay ee dalalka Yurub laga isticmaalo ayaa awood u leh inuu sheego waxa ku jira jirka qofka […]

April 12th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Booliska dalka Mareykanka oo xir xiray 400-qof

570c2710c4618885558b4600

Booliska Mareykanka ayaa xabsi dhigay in ka badan 400-qof oo ku dibad baxay dhismaha Kongareeska Mareykanka kuwaasi oo dalbanayay in la joojiyo lacagta lagu bixinayo olalaha doorashada wadankaasi. Booliska Kongareska waardiyeeya ayaa shegay in abaabulka dibad baxa noocasi oo kale ah ayan ahayn mid nidaamka sharciga wafaqsan ayna dadkaasi carqaladeyn isku socodka dadka iyo gaadiidka. […]

April 12th, 2016 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Dadkii ku geeriyooday Nukliyeerkii Hiroshima oo maanta la xusayo

hiro_4

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry , ayaa magaalada Hiroshima ee dalka Japan , uga qeyb galay xus kooban oo loo sameenayay dadkii ku dhintay Bamkii Nukliyeerka ee Dowlada Mareykanka ku dhufatay Magaalada Hiroshima sanadii 1945-tii. Xuskan ayaa lagu qabtay Beerta Nabadda Hiroshima, waxaana ka qeyb galay Wasiirka Arimaha Dibada Japan, Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka […]

April 11th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Khasaaraha ka dhashay dab qabsaday goob ay dad badan ku sugnaayeen dalka Hindiya oo korortay.

570a1926c461881a748b45f3

Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay goob macbad ah oo dalka Hindiya ku yaala ayaa korortay waxaana dhimashadu gaartay illaa 100 ruux. Kooxaha gurmadka deg dega ah ayaa sheegay in dabka oo ka kacay goob ay dadka Hindida ah ku cibaadaystaan oo ku taala gobolka Kerala inuu ka dhashay dab ay shideen dadkii ka qeyb […]

April 10th, 2016 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

Booliska Belgium oo gacanta ku dhigay ninkii abaabulay weeraradii magaalada Brussels

mohamed_abrini_01

Bartamaha magaalada Brussels ee wadanka Belgium waxaa shalay lagu qabtay ninkii abaabulay weeraro horay uga dhacay dalkaasi. Ciidamada Booliska dowladda Belgium oo ku raad joogay nin lagu magacaabo Mohamed Abrini ayaa mar kaliya ka arkay camerada CCTV loo yaqaano ninkaan oo wata gaari, kaddibna si dhaqsi leh u daba galay iyagoona xoog ku istaajiyay gaarigii […]

April 9th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Mid ka mid ah bankiyada waaweyn Kenya oo albaabada la isugu dhuftay (Waa maxay sababta?)

People read a notice from the Central Bank of Kenya taped to the closed entrance of a Chase Bank branch, after the bank was put under receivership, in Nairobi, Kenya, April 8, 2016. REUTERS/Siegfried Modola

Banki ku yaala magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa albaabada la isugu dhuftay, kaddib markii lagu helay inuu musuqmaasuqay balaayiin lacagta shilinka Kenya ah oo ay lahaayeen shacabka dalkaasi. Ciidamada Booliska dowladda Kenya ayaa xabsiga dhigay maamulihii Bankigaas iyo shan kale oo ka tirsan madaxda ugu sareysa Bankiga lagu magacaabo Chase Bank Ltd. General Joseph […]

April 8th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

ISIS oo qafaalatay boqolaal shaqaalaha Warshad ku taal dalka Siiriya

Daacish-Afduub-740x416

Dadkan ayaa laga afduubtay magaalada Dumayr oo 50km dhanka bari uga beegan caasimada Dimishiq. Warshada ay ka shaqeenayeen shaqaalaha oo lagu magacaabo Al Badia Cement company ayaa dhankeeda sheegtay in tirada shaqaalaha laga qafaashay ay gaarayaan 250 qof. Waxaana muuqata inuu jahwareer ka jiro xogta ku aadan tirada dadka ay qafaalatay kooxda Daacish. Wakaalada wararka […]

April 8th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Qaxooti kale oo maanta Turkiga dib loogu soo celinayo

2015-09-21T142710Z_1_LOP000HAZJVP1_RTRMADP_BASEIMAGE-960X540_EUROPE-MIGRANTS-TUR

Qeyb labaaad oo ah qaxooti laga soo celinayo wadanka Giriiga ayaa maanta la geynayaa dalka Turkiga Madaxda dawlada Giriiga waxay sheegeen in Labo doonyood oo kale oo ay la socdaan dad magan galyo doon ah inay u dirayaan dalka Turkiga. Isniintii ayay aheyd markii 200 oo qof ay dawlada Gariiga dalkeeda ka celisay oo ay […]

April 8th, 2016 | Posted in caalamka | Read More »

Madaxweynaha Sudan oo sheegay inuu xilka iskaga tagayo marka la gaaro 2020.

Omar-al-Bashir-m_3595142b

Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxweynaha dalka Sudan oo ka hadlay xilliga uu ka tagayo xilka madaxtinimada dalkaas ayaa waxaa uu sheegay inuusan mar dambe isa soo sharaxeyn marka uu dhameysto waqtigiisa oo ku eg 2020. Waraysii uu bixiyay M/weyne Al-Bashiir ayaa waxaa uu ku sheegay inuu xilka iskaga dagayo marka la gaaro 2020 waxaana uu intaa […]

April 7th, 2016 | Posted in caalamka,Wararka | Read More »

muun