Xulka Dhacdooyinka

Golaha Guurtida Soomaaliyeed oo bayaan culus ka soo saaray kulan ay ku yeesheen Muqdisho

Golaha Guurtida Soomaaliyeed ayaa kulan maalmahaan uga socday magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen.…

Maqaal: XASAN SHEIKH : EEDEYSANE AAN DEMBI LAHAYN

Xasan Sh. Maxamuud waa eedeysane aan wax dembi ah lagu hayenin…

Caruur Kubad ciyaaraysay oo miino la qaraxday

Wararka ka imaanaya Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud, ayaa sheegaya…

Wararka Maanta 01 June-2014

Madaxweyne Xasan Sheekh. “Dalkeennu anagu ayuu dhismo naga sugayaa, haddaan anagu wax-qabsano ayey Aduunyadu na kaalmeyn kartaa”.

(SMC: 01-June -2014) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Beijing kaga qeybgalaya shirka Iskaashiga Carabta iyo China.

(SMC: 01-June -2014) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh iyo Wafdi ...

Norwey Wiil 17 Jir Soomaali Ah OO Ku Dhintay Goob Lagu Dabaashto:-Daawo Sawiro

(SMC: 01-June -2014) Wiil Soomaali ah oo 17 jir ah ayaa ku dhintay caasimadda dalka Norway shalay ...


Macalin Bruno: "Waan ka xumahay Aflagaadada uu ii geystay Xoghayaha Kubada Koleyga"

(SMC: 01-June -2014) Waxaa wali xafiisyada guddiga Olombikada Soomaaliyeed, wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha iyo guddoomiyaha xiriirka Soomalaiyeed ee kubada Koleyga.....

Jabuuti oo soo bandhigtay magacyada iyo heybta dadkii isku qarxiyay Maqaaxida

(SMC: 01-June -2014) Madaxa Dowladda Jabuuti ee guddiga baaritaanka u qaabilsan qaraxii ka dhacay maqaayadda lagu magacaabo La Chaumiere ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay.....

Xukun dil ah oo lagu xukumay kooxihii ka dambeeyay dilkii Nafiso Cismaan

(SMC: 01-June -2014)Maxkamada darajada koowaad ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukun dil iyo mid xabsi ah ku fulisay seddex ruux.....
Wararka Maanta 31 May-2014

AMISOM oo dad Shabab u qafaalnaa soo furtay

(SMC: 31-May -2014) Uqaabilsanaha midowga Africa ee Somalia Mohamed Saleh Annadif ayaa amaanay doorka ay ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka Jubba kaqaateen soo badbaadinta 30 ruux oo ay afduubteen kooxda alshabab.....

Muwaadin Soomaaliyeed oo maxkamad Canada ku taala ay dambi ku heshay

(SMC: 31-May -2014) Xeerbeegtida maxkamad kutaala dalka Canada ayaa kuheshay dambi argagixiso Mohamed Hassan hirsi oo ah wiil kasoo jeeda dalkan Somalia kaa oo isku dayayay inuu kubiiro alshababka....

Faafaahin kasoo baxaysa dagaal beeeleed ka dhacay gobolka Soomaalida ee Kenya maamusho

(SMC: 31-May -2014) Ugu yaraan 11-ruux ayaa dhimatay dhowr kalana wey dhaawacmeen kadib markii uu dhacay dagaal udhaxeeyay qabaa ilaad Somali ah oo wada daga magalada Wajeer ee waqooyi bari dalkaasi Kenya....

QM oo ka walaacsan ciidamo loo diyaarinayo inay illaaliyaan shirkadaha shidaalka ee Somaliland

(SMC: 31-May -2014) Warbixin kasoo baxday Qaramada midoobay aya alagu muujiyay in cabsi ay kajirto qaabka Somali land ay udooneeso in ciidamo...

Tartankii 19-aad ee IAAF Day oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro

(SMC: 31-May -2014) Xiriirka ciyaaraha fudud ayaa tartamo orodo ku maamuusay maalinta IAAF Day ee 28-ka May,iyadoo u soo xaadireen madax katirsan Gudiga olombikada Soomaaliyed,...

Qoysas ka soo barakacay Al- Shabaab oo soo gaaray Muqdisho kaddib markii sadex Ruux ay ku Toogatay degmadda Buulo Mareer

(SMC: 31-May -2014) Wararka ka imaanaya deegaanka Buulomareer ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Kooxda Al- Shabaab ay shalay meel fagaare ah ku toogteen Sadex ruux oo muwaadin...

Madaxweyne Xasan oo khudbadii ugu cusleyd ka jeediyay tababar loo soo xiray saraakiil Booliska ka tirsan + Sawirro

(SMC: 31-May -2014) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo Seddex Todobaad ah...
Wararka Maanta 30 May-2014

Wax ka baro Taariikhda dalka South Africa!!

(SMC: 30-May -2014) Dalka South Africa ama Koofur Africa waxaa loo yaqaanaa jamhuuriyadda Koofur Africa....

Ciidamadda Ammaanka Somaliland oo xalay gurigiisa kala baxay wasiir ku Xigeenkii hore ee amniga Somaliland

(SMC: 30-May -2014) Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in Ciidamadda Ammaanka Somaliland ay xalay saqdii dhexe gurigiisa kala baxeen wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Cabdilaahi Aboko...

Macalin Sheekha oo soo gudbiyay dacwad ka dhan ah aflagado loo geystay + Sawirro

(SMC: 30-May -2014) Macalin Cabdulqaadir Xaaji Daahir (Sheekha) oo in badan usoo saftay qaranka Soomaaliya marna macalin qaran soo noqday, isla markaana muteystay in loogu magac daro (mucjisadii Kubada Koleyga Soomaaliya).....

Golaha sare ee Culumaa'udiinka Ahlu Sunna oo cambaareeyay weerarkii Baarlamaanka

(SMC: 30-May -2014) Bayaan ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa cambaareeyay weerarkii ururka Al-Shabaab uu ku qaaday xarunta Golaha Baarlamaanka.....

Qaxooti Soomaaliyeed oo Faransiiska lagu xir xiray

(SMC: 30-May -2014) Cidamada booliska dalka faranca ayaa shaaca kaqaaday in dadka laga rarayo xerada qaxoootiga ee Calais ay kasoo kala jeedaan wadamada Somalia, Syria, Afghanistan, Pakistanm iyo Eretria.....

Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Dib-u-eegista Dastuurka

(SMC: 30-May -2014) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada....

Madaxweyne Obama: “Soomaaliya waxaan u tababaraynaa ciidamo argagixisada la dagaalama”

(SMC: 30-May -2014) Barack Obama madaxweynaha dalka mareykanka oo kahadlaye sida dowladiisu ay ubadaleeeso habka siyaasada arimaha dibada ayaa soo hadal qaaday in dowlada dalka mareykanka....

Isku Aadka Koobka Adduunka Brazil iyo Saacadaha laga daawanayo Geeska Afrika

(SMC: 30-May -2014) Waxaa halkan idin kugu soo gudbinaynaa sida Xulalku isku arki doonaan Koobka Adduunka Brazil oo 12 ka bisha soo socota ka furmaya....

Wasiiru dowlaha Maalliyadda Soomaaliya oo Ka Qeybgalay Shirka Dhaqaallaha Dalalka Carabta Iyo Turkiga + Sawirro

(SMC: 30-May -2014) Wasiiru-Dowlaha wasaaradda maaliyada Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa kaqaybgalaya Shir kadhacaya wadanka Turkiga....
Wararka Maanta 29 May-2014

DR SAID FARAH DUALEH: "Qabiilka iyo burburinta Basketka Soomaaliya"

(SMC: 29-May -2014) Xoghayaha xiriirka Somaliyeed ee kubada kolayga Dr SAID FARAH DUALE oo ka hadlay arimo aad u fara badan oo dhanka ....

Dab Xoogan oo Goor Dhawayd Ka Kacay Suuqa Islii

(SMC: 29-May -2014) Waxaa Goor dhawayd dab Xoogan ka kacay xaafada Somalida dagto ee islii gaar ahaan wadada 11-ka....

Warqad furan oo ku socotay madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed

(SMC: 29-May -2014) Waxaa sharaf weyn ii ah in aan madaxda soomaliyeed ee uu ugu horeyo madaxweyne ....

Xisbiga UCID oo ku guulaystay inuu Somaliland ku metelo 8 Qof oo Deeq Waxbarasho Caafimaadka Indhaha ah uga soo helay dalka Australia

(SMC: 29-May -2014) Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen....

Wasiirka Warfaafinta: "Heesaha Hirgalay waxay fursad siinayaan dhallinta daneyneysa Fanka iyo Suugaanta"

(SMC: 29-May -2014) Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay Munaasabadda…

Qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalka Cumaan oo kaalinta koowaad ka gashay shir caalami ah + Sawirro

(SMC: 29-May -2014) Dalka Cumaan waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen dalalka caalamka qaarkood, shirkaas…

Next

Suuq cusub oo laga furay magaalada Muqdisho + Sawirro

(SMC: 01-June-2014) Munaasabadani xariga looga jarayay suuqa Ceel-gerweyne ee degmada howlwadaag ayaa waxaa ka qeyb galay gudoomiyaha gobolka Banaadir, ku xigeenadiisa, mas’uuliyiinta...

Madaxweynaha Puntland oo xarigga ka jaray waddo laami ah kuna taala Boosaaso + Sawirro

(SMC: 01-June-2014) Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Boosaaso Xariga kaga jaray Wado Cusub oo Laami ah, taasi oo isku xiraysa Dekeda iyo Laamiga Weyn ee Boosaaso dhanka koonfureed...

Xildhibaano Baarlamaanka Federaalka ka tirsan oo sheegay in beesha caalamka faragelin ku heyso arrimaha Soomaaliya + Sawirro

(SMC: 01-June-2014) Qaar ka mid ah xildhibaanada Soomaaliyeed oo la magac baxay May 5 ayaa ku shirey xarunta Vila Hargeysa halkaasoo ay warsaxaafadeed...

Muqdisho oo xalay gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyay ku qarxay

(SMC: 01-June-2014) Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax gaari loo adeegsaday oo xalay ka dhacay nawaaxiga Hotelka City Placa ee magaalada Muqdisho..…

Dowladda Federaalka oo war cad ka soo saartay websityo magacooda ku been abuurtay

(SMC: 01-June-2014) Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey aad uga xuntahay in shaqsiyaad ay sameystaan website-yo ay ku sheeganayaan inay yihiin kuwii Dowladda.…

Taliska Ciidamada Nabadsugida oo soo bandhigay Maydka iyo Gaari ay wateen maleeshiyaad ka tirsan Shabaab + Sawirro

(SMC: 01-June-2014) Ciidamada nabadsugida Qaranka ayaa soo bandhigay gaari noociisu ahaa NOHA oo ay wateen maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo iyagu shalay dad.…

Kumanaanka arday ee wax ka barata Jaamacadda Muqdisho oo imtixaanka finalka u fariistay + Sawirro

(SMC: 01-June-2014) Ardayda wax kabarata kulliyadaha iyo qaybaha kala duwan ee jaamacadda Muqdisho ayaa 31/05/2014ka waxay u fariisteen imtixaankii finalka.…

Maraakiibta Dagaalka ee dalka Talyaaniga oo bad baadiyay tahriibayaal Soomaali ah

(SMC: 01-June-2014) Maraakiibta Dagaalka ee dalka Talyaaniga oo bad baadiyay tahriibayaal Soomaali ah.…

Abdirahman Beileh oo dardaaran culus u jeediyay Safiirada iyo jaaliyadaha Soomaalida + Sawirro

(SMC: 01-June-2014) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa kula kulmay Hotel Jazeera ee Caasimadda Muqdisho.…

Duqa magaalada Baden ee dalka Switzerland oo si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho + Sawirro

(SMC: 31-May -2014) Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan maxamed Xuseen.…

Haweenka Muqdisho oo la saftay Ciidamada Dowladda Federaalka + Sawirro

(SMC: 29-May -2014) Warbixin dheer ah oo lagu daabacay Wakaalada Wararka AP.…

Today's News 01 June-2014
Today's News 31 May-2014
Today's News 30 May-2014
Today's News 29 May-2014
Today's News 28 May-2014
Today's News 27 May-2014

English - 26 May-2014

English - 25 May-2014

DHAGEYSO BBC SOMALI

BBC Somali 07:00
BBC_Somali 11:00
BBC_Somali 04:00
BBC Somali 06:00
Ria Somali/Italia
DHAGEYSO VOA SOMALI