Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
“Author Archive”
Stories written by xasan

The Second Monitoring for Environment and Security in Africa (MESA) Forum Kick Started in Dakar

DAKAR, Senegal, April 24, 2017/ — The second Monitoring for Environment and Security in Africa (MESA) Forum kick started in Dakar, under the theme “from Earth Observation to Policy Development and Implementation”. The 2nd MESA Forum is organised by the African Union Commission (AUC) in collaboration with the Economic Community of West African States (ECOWAS), […]

April 25th, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

Kooxaha Arsenal iyo Chelsea oo iska xaadiriyay Finalka Koobka FA Cup-ka .+Sawiro

Kooxaha isku magaalada ka soo jeeda ee caasimada Ingiriiska Magaalada London ayaa sanadkaan 2016-2017 isagus oo haray Finalka FA- Cupka ka dib Markii ay ka soo kala badiyeen Totenham vs Man city. Naadiyada Reer London ee Chelsea iyo Arsenal oo xifaaltan adag ka dhaxeeyo ayaa sanadkaan nasiib u yeeshay inay soo gaaraan Finalka waxaana ay […]

April 24th, 2017 | Posted in Football,Sports,Wararka | Read More »

War Deg Deg ah: Gudoomiye Ku xigeenada G/Banaadir oo goordhow la magacaabay & Haween ka mid noqoday.

Gudoomiye ku xigeenadda Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud Ee Maamulka G/Banaadir oo la badalay, waxaana loo magacaabacay Mas’ulyiin cusub kuwaasi oo kala ah: 1-G/kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda waxaa lo magacaabay. Marwo Muluuka Dheere Sheekh C/qaadir. 2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga waxaa loo Magacaabay: Mudane Saalax Sh.Maxamed. 3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda waxaa lo magacaabay: […]

April 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg: Gudoomiye Ku Xigeenada G/Banaadir oo Saacadaha soo socda lagu dhawaaqi doono

Wararka aanu ka helayno maamulka G/Banaadir ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wado in la magacaabo Guddoomiye ku xigeenada cusub ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo bedeli donna Ku xigeenadii horay xilkaasi u haayay. Ku xigeenada la magacaabayo ayaa ah dhalinyaro, iyadoo marki u horeysay ay ka dhex muuqato gabar xilka gudoomiye ku xigeenada loo […]

April 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowladda oo isaga baxay Degaanka Mareerey iyo Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaankaasi

Wararka laga helaayo Degaanka Mareerey ee Gobolka Shabellaha Hoose oo Shalay ay la wareegeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay dib u qabsadeen Degaankaasi markii ay maqleen in Ciidamadii dowladda halkaasi isaga baxeen. Dadka deegaanka Mareerey ayaa sheegay in Al-Shabaab ay si buuxda ula Wareegeen Degaankaasi oo hoos taga Degmada Afgooye ee Gobolka […]

April 24th, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

UK takes leadership role to campaign for Somalia in international level, says Eng. Yarisow

Mogadishu: The Minister for Information of the Federal Government of Somalia H.E. Abdirahman Omar Osman [Eng: Yarisow] has on Saturday had lengthy meeting with the UK ambassador to Somalia H.E. David Concar. The two officials discussed about, the development of the media, the forthcoming London conference which is due to take place on the 11th […]

April 24th, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

The UAE promises $45 million for the Somali people

The United Arab Emirates ambassador to Somalia H.E. Mohamed Al-Othman, has paid courtesy call to the Ministry of Information and met with the Minister for Information H.E. Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) in his office, the two officials talked about various issues. Minister Eng. Yarisow has first and foremost thanked the ambassador for his courtesy […]

April 24th, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

US Defence Secretary Mattis visits strategic Djibouti

US Defence Secretary Jim Mattis arrived today for a short visit to Djibouti, a strategically important country on the Horn of Africa which hosts the United States’ only permanent military base on the African continent. Camp Lemonnier, home to some 4,000 US soldiers and contractors, is vital to US military operations in Somalia against militant […]

April 23rd, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Mareykanka oo Jabuuti u tagaya Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

James Matis Wasiirka difaaca Mareykanka ayaa maanta booqanaya dalka Jabuuti isagoo la kulmi doono saraakisha Mareykanka ee dalkaasi ku sugan waxana uu kala hadli doona balaarinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Diplomaasi Maraykan ah oo diiday magaciisa in warbaahinta loo adeegsado sababo la xiriira inuusan ka hadli karin arimaha Militariga ayaa shaaca ka qaaday in […]

April 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo yabooh 45 milyan oo dollar u sameeyey shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho: Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid xafiiska Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa la kulmay Wasiir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan. Wasiir Eng. Yarisow ayaa ugu horeyntii uga mahadceliyey safiirka booqashadiisa Wasaarada Warfaafinta, isagoo lagu soo wareejiyey xarunta […]

April 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa manta Tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska.

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska waxaana garoonka ku sii sagootiyay Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adam NJimcaale ( Koofi) Saraakiishan manta tababarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska gaar ahaa garoomada London ,  Manchester, iyo Birmham. Wadamada Dernmark […]

April 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Cosoble:-“Marna Ma Aqbaleyno In Hirshabelle Cunaqabateyn La Saaro”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kaga yimid Magaalada Bula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kaga hadlay arrimo kale duwan oo la xiriira Qaadkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka dagayay Magaalada Jowhar, hase ahaatee maanta aan ka dagin, iyo socdaalkii […]

April 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Eng. Yarisow “UK waxey door hoggaamineed ka qaadatay inay Soomaaliya uga ololeyso caalamka.”

Muqdisho:  Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay kulan dheer la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya David Concar oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin horumarinta warbaahinta dalka, Shirka London ee 11ka May iyo arrimo kale. Wasiir Eng. Yarisow ayaa Safiirka UK uga mahadceliyey doorka hoggaamineed ee […]

April 23rd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Ingiriiska oo ku dhawaaqday in Soomaaliya laga taageero dhanka amniga.

UK ayaa sheegtay in kaalin weyn ka qaadan doonto soo celinta nabadda iyo xasiloonida, iyadoo 21 milyan oo Bound ku bixin doonto sidii Hanaanka amniga dalka uu si tar tartiib ula wareegi lahaayeen Ciidamada Soomaaliya. Dowladda Ingirrska ayaa dalka Soomaaliya horay ugu soo dirtay Tababariyaal, kuwaas oo tababari doona ciidanka Soomaaliya iyo kuwo AMISOM si […]

April 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

RW Khayre oo shir looga hadlayey amniga ka furay Dayniile iyo Deeq uu gaarsiiyay Dadka Tabaalaysan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali KHayre ayaa booqasho ku tegay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay xaaladaha amniga iyo arrimaha bulshada ee degmada ka jira, waxana uu Mudanuhu warbixino ka dhegaystay masuuliyiinta iyo dadweynaha degamada. Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaalada uu Ra’iisul Wasaaruhu xilliyadii ugu danbeeyey kor ugu qaadayey […]

April 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Hay’adda WFP oo Diyaarad sida raashin nafaqeysan iyo Daawo keentay Magaalada Muqdisho

Diyaarad xamuul ah oo sida raashiin nafaqeysan oo loogu talagalay dadka abaartu saameysay ayaa ka soo degtay Magaalada Muqdisho, raashinkaan Nafaqada leh ayaa ah buskut-ka soo celiya durba nafaqada kuwaas oo lagu quudin doono 31,000- ruux muddo sadex beri ah. Raashinkaan Nafaqaysan ayaa waxaa lagu keeney diyaarad nuuceedu yahay, Boeing 747 oo ay ku tabarucday […]

April 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg ah: Maxkamadda Ciidamada oo Xukun dil ah ku fulisay Akari ka tirsan Ciidanka Booliska.

Askari ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa saakay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Lagu Magacaabo Axmed Cabdi Maadeey oo 28 sano jir ah ku xukuntay xukun dil ah, Xeer ilaalinta maxkamada Ciidamada ay sheegtay in Degmada Afgooye uu Qof Shacab ah ku dilay. Dhanka kale Waxaa Xukunka Maxkamadda ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee […]

April 22nd, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynihi hore ayaa KUN {1000} jeer ka ilbaxsan Ra’iisul wasaaraha iminka joogo.

Ilbaxnimo, xeelad iyo waayo aragnimo ayaa la isku dhaafey, taageerayaal daacad u ah ayay madax walba leedahay, kumaanaan dad ah ayaa isugu soo baxa soo dhaweynta hogaamiyaashooda, si isku mid ah looma jecla masuulyiinta Soomaaliyeed, si aan la qiyaasi Karin ayaa madaxda qaarkood loo xiiseeyaa. Madaxweynihi hore ayaa KUN {1000} jeer ka ilbaxsan Ra’iisul wasaaraha […]

April 21st, 2017 | Posted in Ra'yi,Wararka | Read More »

Qisadii labada RAH ee godka ku dhacay

Hadalku waa sida seef laba af leh oo kale. Hadii si fiican loo dhigo hadalka wax buu wanaajiyaa, hadii si fiican aan loo dhigina wax buu burbuiyaa. Sheekada aan barmaamijkan ku soo qaadanaynaa in kasta oo ay tahay mid la alifay hadana waxa ay xambaarsan tahay xikmado waaweeyn. Fadaln daawo dhuux dadkana la sii wadaag.

April 21st, 2017 | Posted in islam,Wararka | Read More »

Somalia appreciates the UAE for its rescue to the drought in the country

The Federal Government of Somalia has wholeheartedly thanked the government and the citizens of the United Arab Emirates, which has announced today, Friday that there will be live TV campaign in the UAE in which the citizens in the UAE will fund-rais for the drought in Somalia. The Minister for Information of the Federal Government […]

April 21st, 2017 | Posted in Latest News | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo teleefoonka kula hadlay Dhiggiisa Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn ugu hambalyeeyay Madaxweyne Erdoğan iyo Shacabka Turkigaba natiijada aftida dhacday maalintii Axadda 17 April 2017, taas oo ay shacabka Turkigu si aqlabiyad ah ugu codeeyeen nidaamka siyaasadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa sidoo […]

April 21st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

RW Khayre “Dowladda Turkiga waa wallaal dhab ah oo jira oo fahamsan daruufaha Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed..”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga oo ka dhabeysay ballanqaadkeedii ahaa inay kabto miisaaniyada Dowladda Federaalka. Dowladda Turkiga ayaa Dowladda Federaalka ku wareejisey kabka miisaaniyada 5 bilood oo ay bishiiba kab uga dhigeyso miisaaniyada 2 milyan oo dollar. Deeqdan kabka miisaaniyada […]

April 21st, 2017 | Posted in Wararka | Read More »

Dalbo wararkeena

Si aad u hesho wararkeena halkaan hoose geli Emailkaaga.

Keydka Wararka

taaj