Logo_Dahabshiil_cusub New-Village Latest-Nationlink1 (1) TawakalExpress
Latest News

Press Statement on the Drought Appeal »

The President of Somali Federal Republic, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, hold a breakfast meeting for the Arab League Ambassadors and representatives in Mogadishu with the National Drought Response Committee, which consists of FGS…

Jan 20 2017 / Read More »

Guterres: Thousands of child soldiers fight in Somalia »

UN’s Antonio Guterres concerned over new report saying nearly 6,200 children were recruited over a six year period. UN Secretary-General Antonio Guterres expressed alarm at reports that children may constitute a large part…

Jan 20 2017 / Read More »

Somali migrant faces murder, torture charges in Italy »

A Somali man faces charges in Italy for murder, torture and extortion allegedly committed among refugees in Libya after several migrants identified him by chance in Milan. Italian media reported Wednesday that Osman…

Jan 19 2017 / Read More »

AMISOM regrets deaths from a road accident involving its military convoy and a civilian vehicle along the Mogadishu-Afgoye road »

On Sunday evening, an AMISOM convoy travelling along the Mogadishu – Afgoye road was involved in a road accident with a civilian vehicle, which resulted in fatalities. Preliminary reports indicate that a minibus…

Jan 18 2017 / Read More »
Wararka

Joaquin Guzman El-Chapo oo Ugu Dambeyn Loo Gacan Geliyey Dowlada Maraykanka *Sawiro* »

Ganacsadaha ku caan baxay kala gudbinta daroogada Joaquin Guzman oo ku magac dheer El-Chapo, ayaa loo gacan geliyey dalka…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Dagaal Xalay Saqdii Dhexe Degmada Afgooye Ku Dhex Maray Ciidamada Dowlada Iyo Al-Shabaab *Dhageyso* »

Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Dagaal xalay saqdii dhexe Ciidanka Dowladda Federaalka Dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Dawlada Maraykanka oo la Filaayo in Xayiraad ku Soo Rogto Shirkada Xawaalada Lacagaha ee Tawakal »

Dawlada Maraykanka ayaa sanadihi u dambeeyay waxa ay isha ku haysay qulqulka lacagaha laysu dhex mariyo xawaaladaha qaar ee…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Drs Edna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland »

Marwo Edna Adan Dhakhtar ayaa maanta deeq qalab caafimaad ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka JSL, wxaana ka gudoomay Agaasimaha…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Jagada Gudomiyenimo Aqalka Sarre »

Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Jagada Gudomiyenimo Aqalka Sarre Ee Somalia   Jamaal Ibrahim Maxamed Somaliweyn…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Kulan Madaxtooyada Ka Qabsoomay Oo dhex Maray Madaxweynaha iyo Komishanka Doorashooyinka »

 Kulan Madaxtooyada Ka Qabsoomay Oo dhex Maray Madaxweynaha, Komishanka Doorashooyinka iyo Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Qaranka Somaliland   Jamaal Ibrahim Maxamed…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Xildhibaan Codkaaga ha Noqdo Mid wax Dhisa !! »

Baarlamaanka Tobanaad oo dalka ka shaqo bilaabay bilowgii sanadkaan ilaa hadana yeeshayna fadhiyadiisii caadiga ahaa, sameeyayna doodo iyo go’aano…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Gacan ka hadal dhexmaray ergada doorashada Aqal Hoose ee Somaliland *Daawo* »

Dagaalkii Dhexmaray Ergada Doorashada Aqal Hoose Ee Somaliland…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Lo’ Lagu xabisay Garaashyo Ku Yaalla Muqdisho oo Gaajo Awgeed Bilaabay Iney Is-Cunaan »

Dhacdo naxdin iyo amakaag leh ayaa la soo sheegayaa in lagu arkay garaasahyo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho oo…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Bush Iyo Xaaskiisa oo Loola Cararay Isbitaal »

Madaxweynihii hore ee dowlada Maraykanka, George H.W Bush iyoxaaskiisa Barbara Bush ayaa loola cararay Isbitaal ku yaal magaalada Houston…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka oo maanta la caleema saarayo »

Dalka Mareykanka maanta waxaa ka dhacaysa xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee waddankaasi Donald Trump oo ah madaxweynihii 45…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Ciidamada Uganda oo ku goodiyay inay Al-Shabaab ka aargudan doonaan »

Kadib markii muuqaal Baraha Bulshada la soo galiyay kaasi oo laga daawaday askari Ugandes ah oo nin bastoolad wata…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Madaxweyne Xasan oo u ballan qaaday gargaar caafimaad gabadhii lagu dhibaateeyey Galdogob. »

Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanka oo markii ugu horeysay xalay kulan ku yeeshay Villa Hargeysa + Sawirro »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Madaxweyne Xasan oo sheegay in dowladiisu kor u qaadeyso canshuurta dalka (Dhageyso) »

Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu sheegay ilaha dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ka…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Sheeko, sheeko Q. 24aad: Gaso, ganuun, Gasiin W/Q Prof. Cali Jimcaale Axmed »

Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Waxaad arkeysay rag tuuran oo wada eryanaaya dooro dhankakaxday. Gees gees iyo si aan la…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Soomaali Geystay Dil Iyo Kufsi oo La Maxkamadaynayo dalka Talyaaniga »

Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Somali oo lagu magacaabo…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Madaxweyne Xasan iyo safiirada dalalka Carabta oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlay arrimaha abaaraha + Sawirro »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha abaaraha iyadoo kulankaasina ay ka qeybgaleen safiirrada waddamada…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Xildhibaano ka soo jeeda Somaliland oo magaalada Muqdisho lagu doortay »

Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhacday Doorashada xubnaha xildhibaanada Golaha shacabka ee ka imaanaya Degaanada Soomaaliland, waxaana la doortay…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Tareen Ka Tagay Magaalada Yewuu Ee Dalka Shiinaha oo Gaaray London *Daawo* »

Dowlada Shiinaha ayaa ku guuleesatay in markii ugu horeeyay Tareen nuuca xamuulka qaada ah oo ka tagay dalkeeda uu…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Dagaal laga cabsi qabo inuu ka dhaco dalka Gambia iyo ciidamo xadka la soo dhoobay »

Ciidamada Senegal ayaa sheegay in milatariga galbeedka Afrika ay tallaabo ka qaadi doonaan Gambia, haddii aan madaxweyne Yahya Jammeh…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Weerar Lagu Hoobtay oo Ka Dhacay Saldhig Milateri oo Ku Yaalla Magaalada Gao *Sawiro* »

Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhimatay, qaar kale oo badana wey ku dhaawacmeen weerar qarax baabuur loo adeegsaday…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Xubno ka tirsan 2-da Aqal oo bilaabay inay Xaliyaan Khilaafka ka dhashay Go’aankii Baarlamaanka Galmudug ay gaareen. »

Wararka aan ka helayno Magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi gaareen Wafdi isugu jira Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya,…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Maamulka Gobolka Nugaal oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab »

Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa sheegay in Puntland gacanta ku dhigtay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab, kaas…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Booliiska Wajeer oo waayay mid ka mid ah rakaabkii saarnaa Diyaarad ka ambabaxday Muqdisho. »

Waxaa Magaalada Muqdisho ka ambabaxday Diyaarad taasi oo ku degtay magaalada Wajeer ee dalka Kenya ayaa laga waayay mid…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Mid ka mid ah dalalka Islaamka oo mamnuucay isticmaalka indhashareerka + Video »

Mid ka mid ah dalalka ugu caansan Dunida Islaamka ayaa si toos ah u mamnuucay indhashareeka kaas oo noqday…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo gurigiisa kala baxay weriye »

Ciidamada Amaanka Buula-burde ayaa xalay gurigiisa kala baxay mid ka mid ah wariyeyaasha ka howgala magaaladaas. Lama oga sababta…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Sheekh Shariif “Xasan Sheekh lacagta ha bixiyo, laakiin rajada madaxaweynaha 100 % waa aniga…” *Dhageyso* »

Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa weerar qulus oo aan hore…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Faroole oo Shaaciyey waxa ay kuheshiiyeen Sheekh Shariif iyo Saacid *Daawo* »

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) ahna Musharax u taagan qabahsada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »

MAQAAL: MURASHAXIINTA M/WEYNE IYO MASAARIIFTA »

Ayaamahan waxaa xowli aad u dheereeya ku socda kulamada ay qabanayaan murashixiinta Madaxweyne oo sameynaya martiqaadyo aad u waaweyn…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »

Idaacada VOA oo warbixin ka diyaarisay dhibaatadii loo geestay labo gabdhood oo lagu faraxumeeyey Goldogob »

Maamulka, culumada iyo ehellada laba gabdhood oo fal kufsi ah lagula kacay degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa la…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »

Qorshe xilka looga qaadayo Madaxweyne Shariif Xasan oo Baydhaba ka bilowday *Dhageyso* »

Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa damacsan inuu xilka ka qaado Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan, iydoo magaalada Baydhaba ay…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »

Wabiga Shabeelle oo guray iyo qoysas wajahaya xaalad nolol xumo tii ugu darneyd + Sawirro »

Wabiga Shabeelle ayaa mar kale biyo la’aan noqday kadib markii bartamihii sanadkii la soo dhaafay uu guray, waxaana Wabiga…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »

Maxamed Abuu Tariika oo lagu daray Liiska Argagaxisada »

Dowlada Masar ayaa liiska waxa loogu yeero Argagaxisada waxa ay ku dartay Ciyaaryahankii hore ee Kooxda Al Ahli iyo…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »

Madaxweyne Xasan oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka Soomaaliya u fadhiya Sacuudi Carabiya »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya.…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »
taaj_express11 Farmaajo oo bixiyay Wareysi Gilgilay Madaxda Soomaaliya iyo Somaliland *daawo* Maxaa sababay in Madaxweyne Xasan iyo wakiilka QM Soomaaliya ka soo qeyb geli waayaan kulanka Baarlamaanka cusub? Beesha caalamka taageera Soomaaliya oo war culus ka soo saaray shirka Muqdisho uga socda madaxda madasha Farmaajo oo farriin muhiim ah u diray musharaxiinta xilka Madaxweynaha (Dhageyso) Prof. Geedi: “Shaki kuma jiro in musuqmaasuq iyo handadaad ka jirto doorashada Soomaaliya” (Dhageyso) Madaxweyne Xasan oo war culus ka soo saaray shirkado ka howlgala Muqdisho (Dhageyso) Fadeexad ku soo baxday mid ka mid ah Wasiirada DF Soomaaliya (Warsaxaafadeed) cabdi-samatarProf. Samatar: “Doorasho maahee waa xulasho, Ilaahey waxaan ka baryayaa xaaraanta socota inuu xalaal ku bedelo” drone-jilibDiyaarad nooca duuuliyaha aan wadin ee Drones oo ku dhacday Deegaanka Owdheegle Xildhibaan Maxamud Xuseen Mooge (Kaptan Mooge) oo Maanta Wareejiyay Dokumentiga Markabka Kalluumeysiga ee Greko 1. max-Ali-AmerikoAmba. Cali Ameeriko: “Waxaa muuqata in la hareer marayo dastuurka iyadoo 40-dacwo ka badan ay taallo” (Wareysi) Xayir_MaareeyeWAR CUSUB: Ra’iisal Wasaare Cumar oo soo saaray bayaan fadeexad ku ah Wasiir Maareeye (Akhriso) c.dhagey1Cumar Dhegey: “Waxaa dhaceysa in la kansalo Xildhibaano aan qaab shari ah ku imaan” thumbnail_gudoomiye-cali-jayte-cismaanMaleeshiyo beeleedyada ku dagaalamaya gobolka Hiiraan oo loo diray digniin culus + Video keatingkisma1Wafdi uu hoggaaminayo Micheal Keating oo si aan horay loo arag loogu soo dhoweeyay Kismaayo (Maxaa soo kordhay?)

MOST RECENT

  1. Joaquin Guzman El-Chapo oo Ugu Dambeyn Loo Gacan Geliyey Dowlada Maraykanka *Sawiro*
  2. Dagaal Xalay Saqdii Dhexe Degmada Afgooye Ku Dhex Maray Ciidamada Dowlada Iyo Al-Shabaab *Dhageyso*
  3. Dawlada Maraykanka oo la Filaayo in Xayiraad ku Soo Rogto Shirkada Xawaalada Lacagaha ee Tawakal
  4. Drs Edna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
  5. Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Shaaciyey Inuu U Tartamayo Jagada Gudomiyenimo Aqalka Sarre
  1. Lottie: You can likewise review guidance on ways to develop your drain field The part on water drainage fields starts...
  2. ชั้นวางสินค้า: magnificent points altogether, you simply gained a brand new reader. What could you suggest about your...
  3. Richelle: In addition to that, we inspect to make certain every little thing is working as it should. Have a look at...
  4. Cheap Louis Vuitton Handbags: I’ve bеen browsing on-lіne greater tҺan three hoսrs lately, yet I neѵer foսnd any...
  5. Keenan: Visit the directory of experts tried, checked and advised by the members of the Spells, Psychics &...

Latest Video

  • Ciidamada NISA oo soo bandhigay makiinad lagu daabacayay lacago been abuur ah + Video

    Guji/Riix

  • Axmed Koronto: “Saacadaan laga bilaabo waxaan amar ka qaadaneynaa Guddoomiyaha Baarlamaanka”

    Guji/Riix

  • Madaxda Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo ka hadlay muhiimadda qadka tareenka cusub + Video

    Guji/Riix

  • Sheekh Maxamed Idiris oo farriintii ugu weyneyd u Somalida + Video

    Guji/Riix

  • Gabar sixirtay wiil ay jacayl u qaaday oo laga saaray jiniyaal soo weeraray + Video

    Guji/Riix

  • Sheekh Umal oo war kulul ka soo saaray saameynta Soomaalida Shiicowday + Video

    Guji/Riix

  • Sheekh Shariif: “Afar sano kahor isbedelkii ay ku taamayeen Soomaalida ma dhicin balse bilcaksi ayuu noqday” + Video

    Guji/Riix

  • Qaar ka mid ah gaadiidka oo laga mamnuucay dekedda Kismaayo

    Guji/Riix

  • Cudur shuban biyoodka oo faro ba’an ku haya gobolka Sh/dhexe iyo digniin la soo saaray + Video

    Guji/Riix

  • Faarax Macallim: “Soomaaliya doorasho kama dhicin, mana la sugayo inay ka dhacdo mid xalaal ah” + Video

    Guji/Riix

  • YAASIIN MAAXI: “Qaran iyo qabiil meel ma wada galaan, hase yeeshee way i farxad gelineysaa rajada muuqata….” + Video

    Guji/Riix

  • C/raxmaan Faroole oo taageeray digniintii Beesha Caalamka kana hadlay arrimo xasaasi ah + Video

    Guji/Riix

  • Ilhan Cumar iyo seygeeda oo Muqdisho soo gaaray kulana la qaatay Madaxweyne Xasan

    Guji/Riix

  • Daawo isku soo baxii ugu weynaa ee Muqdisho ka dhacay oo lagu soo dhoweynayo Musharax Farmaajo

    Guji/Riix

hawenka

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka oo maanta la caleema saarayo »

Dalka Mareykanka maanta waxaa ka dhacaysa xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee waddankaasi Donald Trump oo ah madaxweynihii 45 aad. Boqolaal kun oo qof oo isugu jira madax iyo dadweyne ayaa ku sii qulqulaya goobta ay ka dhaceyso xaflada caleema saarla madaxweyne Trump. Halkan hoose ka akhriso sida ay u dhaceyso xaflada caleema saarka Donald…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

RA’YI: Yaa mudan in loo doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyed? »

Baaritaan dheer ka dib, jawaabta waxaan xildhibaanada Baarlamaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyed la wadaagi doona doorashada Guddonka Baarlamaanka ka hor Inshaallah. Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyed ayaa qaaday Amaanada oo Masuuliyadu saaran tahay. Balse Masuuliyada aniga i saaran Muwaadin ahaan waa inaan ka caawiyo Xildhibaanada kuwoda wanaagsan ee wadaniyiinta ah inaan la wadaago inta aan…

Jan 9 2017 / Guji/Riix »

Cudurka shuban biyoodka oo faro ba’an ku haya degaano ka tirsan Galgaduud »

Wararka naga soo gaaraya degaano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa in dadka ku dhaqan halkaasi uu faro ba’an ku hayo cudurka shuban biyoodka, iyadoo isbitaalka magaalada Baxdo lagu daabulayo dad u badan caruur. Madax ka tirsan maamulka Galmudug oo ay hoggaamineyso Wasiirada caafimaadka Naciimo Maxamed Maxamuud ayaa maanta deeq dawo ah geeyay…

Dec 2 2016 / Comments Off on Cudurka shuban biyoodka oo faro ba’an ku haya degaano ka tirsan Galgaduud / Guji / Riix »

TACSI MARXUUM Sheekh Dahir Sheekh Saciid Al- Alhatimi »

Anigoo ku hadlaya magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan ugu dirayaa qoyskii, eheladii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Sheekh Dahir Sheekh Saciid Al- Alhatimi oo ahaa Ganacsade caan ka ahaa dalka Kanya iyo guud ahaan geeska Africa islamarkaasina…

Jan 15 2017 / Comments Off on TACSI MARXUUM Sheekh Dahir Sheekh Saciid Al- Alhatimi / Guji / Riix »

PRETORIA: Nin Soomaali ah oo xaaskiisa dilay kaddibna isagii is dilay (Waa maxay sababta?) »

Magaalada Pretoria ee dalka South Africa waxaa ka dhacday arrin layaab leh, kaddib markii nin Soomaali ah uu xaaskiisa ku dilay kaddibna isagii is dilay, iyadoo iminka meydka lamaanayaasha ay baaritaano ku hayaan ciidamada Booliska. Guddoomiye K/Xigeenka jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika C/llaahi Sheekh Mahdi (Timacadde) oo saxaafadda u waramayay ayaa sheegay in falkani…

Jan 1 2017 / Guji / Riix »

faallo

Xildhibaan Codkaaga ha Noqdo Mid wax Dhisa !! »

Baarlamaanka Tobanaad oo dalka ka shaqo bilaabay bilowgii sanadkaan ilaa hadana yeeshayna fadhiyadiisii caadiga ahaa, sameeyayna doodo iyo go’aano muhiim ah ilaa hadda. Waxaana u suuragalay doorashooyinkii Gudoomiyaha iyo ku…

Jan 20 2017 / Guji / Riix »

Maqaal: Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya »

Tan iyo markay  Ethiopia soogashay  waddanka Soomaaliya, waxaa rumowdey qayb ka mida rajadeedii ahayd inay hantido Soomaaliya, siyaasad ahaan, ciidan ahaan iyo…

Jan 8 2017 / Guji / Riix »

Dardaaran ku wajahan Xildhibaanada Labada Aqal »

Barlamaanka Tobanaad oo dalka ka shaqo bilaabay bilowgii sanadkaan ilaa hadana yeeshayna fadhiyadiisii caadiga ahaa, sameeyayna doodo iyo go’aano muhiim ah ilaa…

Jan 7 2017 / Guji / Riix »
Hadii Jawaari guulaysto, wax ma ka badali karaa tartanka Madaxweynanimo? » Maxay ku kala duwan yihiin Xasan Sheekh Maxamuud iyo Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas”? »

sawirro

Madaxweyne Xasan iyo safiirada dalalka Carabta oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlay arrimaha abaaraha + Sawirro »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha abaaraha iyadoo kulankaasina ay ka qeybgaleen safiirrada waddamada Jaamacadda Carabta, xafiiska…

Jan 19 2017 / Guji / Riix »

Wabiga Shabeelle oo guray iyo qoysas wajahaya xaalad nolol xumo tii ugu darneyd + Sawirro »

Wabiga Shabeelle ayaa mar kale biyo la’aan noqday kadib markii bartamihii sanadkii la soo dhaafay uu guray, waxaana Wabiga Shabeelle uu maraa…

Jan 18 2017 / Guji / Riix »
Kulankii ugu ballaarnaa ee looga hadlay abaaraha dalka oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro » Guddoonka golaha aqalka sare oo maanta la doortay + Sawirro »

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanka oo markii ugu horeysay xalay kulan ku yeeshay Villa Hargeysa + Sawirro »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) iyo Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golaha Shacabka Mudane C/weli Sheekh Ibraahin Muudeey ayaa ka qeybgalay casho sharaf ay…

Jan 20 2017 / Guji/Riix »

Sports